Category: SOOMAALI

    Nin labadiisa wiil faas la dhacay,dabadeed isla qarxiyay

    Nin labadiisa wiil faas la dhacay,dabadeed isla qarxiyay

    Aabe lagu magacaabi jiray Josh Powell ayaa ku kacay falal qaracan ah, hadanna waayah danbe ku soo badanayay dalka Mareykanka: waalidiin naftooda goynaya, isla markaasna caruurta ay dhaleen dilaya,oo israacinaya Labo wiil oo uu Josh dhalay ayaa booqasho loogu keenay, madaama waaxda caruurta dowladu horre uga kaxaysay aabahood arimmo la xariira baritaan xaaskiisa oo la [...]

    Continue Reading

    Askarta Mexico Oo Laga Reebay Inay Guryahooda u Hoydaan

    Askarta Mexico Oo Laga Reebay Inay Guryahooda u Hoydaan

    Wadanka Mexico ee Mareykanka la dariska ah ayaa waxaa ka socda arin aduunka idil la yaab ku noqotay, askartii magaaladda Ciudad Juarez  ee xaduudka Mexico iyo Mareykanka agteeda ah guryahooda u hoyan karin, oo hoteelo amaan adag laga hayo ama goobo dowladeed uun jiiftaan, kadib hanjabaado uga yimi kooxaha gaagiska ah ee ka ganacsada daroogooyinka, [...]

    Continue Reading

    Waalidiinta Cunug u dhintay qaadasho Sharoobo Ayaa Dacwo Furay

    Waalidiinta Cunug u dhintay qaadasho Sharoobo Ayaa Dacwo Furay

    Daniel iyo Katy Moore oo ah waalidiinta cunug 2 jir ahaa oo u dhintay sharoobada caruurta ee loo yaqaan Tylenol ayaa dacwad ku furay shirkada sameysay ee Johnson & Johnson. Daawooyinka caruurta qandhada ka jabsha, lagana isticmaalo dalka Mareykanka boqolkiiba sagaashan waxaa ku jira daawo la yiraahdo “acetaminophen” taas oo xanuun baabi’isa laakiin isla markaasna [...]

    Continue Reading

    Somali Cabinet Nominates Recap Tayyip For UN’s Population Award

    Somali Cabinet Nominates Recap Tayyip For UN’s Population Award

    (Bar-Kulan) Somalia’s cabinet has unanimously voted in favour of Turkish Prime minister Recep Tayyip Erdogan as the man who deserves the United Nations Population Award. Foreign Affairs minister and the acting Prime minister Mohamed Mohamud Hajji Ibrahim said Somalia will immediately submit the name of the candidate it has endorsed for the Award. Established by [...]

    Continue Reading

    Dr. Ron Paul: Bachmann iyo Santorum Muslimiinta Ayay Neceb Yihiin

    Dr. Ron Paul: Bachmann iyo Santorum Muslimiinta Ayay Neceb Yihiin

    Musharax ka mid ah kuwa beryahan ugu cadcad tartanka Madaxtinimada Mareykanka ee xisbiga jamuuirga ayaa mar wax laga waydiinayay fikirkiisa ku aadan musharixiinta kale, ayaa labo ka mid ah ku sifeeyay kuwa neceb “muslimiinta” Paul waa musharax ka duwan musharaxiintii dhawaanahan soo maray baroseeskan maadaama uu si weyn uga fikir duwan yahay kuwa xisbigiisa iyo xisbiga madaxweyne Obama [...]

    Continue Reading

    Beesha Jareer-weyn (Bantu) Oo Dacwad ka gudbisay Talyaaniga

    Beesha Jareer-weyn (Bantu) Oo Dacwad ka gudbisay Talyaaniga

    Beesha Jareer-weyn ama Bantu ayaa ah kuwa dhibaatooyin baddan kala kulmay dalka lagu soo dejiyay dhowr iyo boqol sanno kahor ee Soomaaliya, dhibaatooyin aan joogsan ayaa goorwalba haleelsanaa, kuwaa oo kaga imaanayay  Soomaali iyo ajnabiba Waa dad taariiqda Somalia qeyb weyn uga jira, laakiin bulshada kale si shibannaan iyo cabsi lagu abuuray ugu dhex noolaa. Maanta oo ay dibaddaha [...]

    Continue Reading

    M. Caalin Oo Doorbiday Innuu Khilaaf 2′baad Dhaliyo

    M. Caalin Oo Doorbiday Innuu Khilaaf 2′baad Dhaliyo

    Madaxweynihii horre ee dowlad goboleedka Gal-mudug State Maxamed Caalin ayaa markale damacsan innuu jagadda madaxtinimo buuq iyo khilaaf ku hanto kadib markuu Baarlamaanka Gal-mudug shalay cod tirro badan ku riday.   Waraysi uu siiyay VOA laanteeda Afka Soomaaliga ayuu ku sheegay baarlamaanka Gal-mudug “koox dan gaar ah leh’, awoodna aan u laheyn in ay casisho. [...]

    Continue Reading

    Xariirka Mareykanka iyo Pakistan Oo Heerkii Ugu Xummaa Taagan

    Xariirka Mareykanka iyo Pakistan Oo Heerkii Ugu Xummaa Taagan

    Dowlada Pakistan ayaa qaaday tilaabooyin adag oo ay xariirka ugu jareyso ciidamada NATO ee ka dagaalama Afganistan kadib weerarkii daraad looga dilay 24 ciidan. Ciidamada weerarka qaaday ee ka tirsan NATO ayaa sheegay in xaduudka Pakistan hub culus looga soo riday, iyaguna ay iska difaacayeen iyagoo moodaya mucaaradka ay dagaalka kula jiraan ee Taaliban oo kale [...]

    Continue Reading

    Nusqaan Ku Yimid Tirada Soo-galootiga Mareykanka

    Nusqaan Ku Yimid Tirada Soo-galootiga Mareykanka

    Tirada soo-galootiga sharci daradda uga soo gudbi jiray xaduudka dalka Mareykanku la leeyahay Maksiko ama Mexico ayaa boqolkiiba todobaatan hoos u dhacay sida laga soo xigtay xog aruurinta arimahan u qaabilsan wadanka Mareykanka   Sida xog aruurinta lagu sheegay, sanadkan 2011′ka waxaa xaduudka laga qabtay 304,755 qof oo isku dayayay inay dalka si dhuumaalaysi ah [...]

    Continue Reading

    Abaaraha: Su’aasha aan la isku soo qaadin

    Abaaraha: Su’aasha aan la isku soo qaadin

    Shacabka Soomaaliyeed fiicnaantoodu waxay soo baxdaa markii la yiraahdo ha la isku gurmado, sida maanta abaaraha dalka ka jira ay uga geysteen wax qabad muuqda, walloow ay murugada dhibtu meesheedi joogto. Iyagoo xal u raadinaya, gacalku waxay is waydiiyaan sida ay dhibaatooyinkan socda ku abuurmeen, sida caruurtoodu si xad dhaaf ah ugu la’anayaan gaajo iyo [...]

    Continue Reading

    Fadeexad Hareeraysay Musharax Cain

    Fadeexad Hareeraysay Musharax Cain

    Herman Cain oo ah Musharaxa ugu sareeyay tartanka Madaxtinimada Mareykanka ee Xisbigga Jamuuriga ayaa lagu soo faagay ceeb tartankiisa madaxtinimo qalqal gelisay Jornaal Politico lagu magacaabo ayaa qoraal uu ka diyaariyay musharaxa ku xusay dacwad hadda ka hor lagu soo oogay oo khuseysa laba dumar oo dacwo faduul ah ka geeyay Faahfaahin dheeraad ah lagama [...]

    Continue Reading

    isku day inaadan xadgudbin intii nala faray ayaa nugu filan.

    isku day inaadan xadgudbin intii nala faray ayaa nugu filan.

    Saan dhamaan ogsoonahay waxaan leenahay diin dhamaystiran, waxna waa nala amray waxna waa nagala reebay, waxna waa laga aamusay, wixii nala amray ayaa nala yiri intaad kartaan kala imaada, wixii lagala reebayna waxaa nala yiri haddii dani idiin qabato si ku meel gaar ah ayaa laydinkugu banneeyey, xad gudubka waxa ka mid ah wax laga [...]

    Continue Reading

    M. Shariif: Raali Kama Ahi Soo Gelitaanka Ciidamada Kenya

    M. Shariif: Raali Kama Ahi Soo Gelitaanka Ciidamada Kenya

    Madaxweynaha Soomaaliya, Sh. Shariif Sheikh Axmed ayaa sheegay in uunan ogoleyn in ciidamo shisheeye iska soo galaan wadanka xuduudihiisa Ciidamada Kenya ayaa dhawaan ka soo gudbay xuduudka Soomaaliya kala dhexeeya, iyagoo sheegay in ay dowlada Soomaaliya ka codsatay, laakiin waxaa arintaas ka soo horjeestay sida muuqata Dowlada Soomaaliya. Madaxweyne Shariif wuxuu sheegay in ciidamada AMISOM [...]

    Continue Reading

    Ciidamada Kenya oo galay Soomaaliya

    Ciidamada Kenya oo galay Soomaaliya

    (BBC-Somali) Ciidamada dowladda Kenya ayaa ka gudbay soohdinta oo galay gudaha Soomaaliya iyaga oo daba socda kooxda Islaamiga ah ee al-Shabaab. Kooxda al-Shabaab ayaa lagu eedeeyay afduubyadii dhawaan ka dhacay Kenya ee dhawr qof oo ajnabi ah lagu afduubay. Qof goob joog ah ayaa BBC u sheegay inuu arkay 25 baabuurta askarta ciidamada Kenya, oo [...]

    Continue Reading

    Shaqo: Warshada Amazon Ee Tennessee Oo Shaqaale Qoraneysa

    Shaqo: Warshada Amazon Ee Tennessee Oo Shaqaale Qoraneysa

    Hadii aad degan tahaygobolka Tennessee, shaqo-raadis’na aad tahay si deg deg ah isaga diiwaan geli barta shaqo gelinta ee ciiwaankeedu yahay https://amazon.greatjob.net/jobs/JobDescRequestAction.action?PSUID= Waxaa lagu bilaabayaa ku dhawaad 13 doolar saacadii.

    Continue Reading

    Faadumo Qaasim Hilowle Alla Ha U Naxariisto

    Faadumo Qaasim Hilowle Alla Ha U Naxariisto

    Waxaa Magaalada London ee Dalka Ingiriiska ku geeriyooday, Fanaanad kaloo Qadiimi ah,: Faadumo Qaasin Hilowle.

    Continue Reading

    Cashar Siyaasadeed: Shabaab Waa….Ee Maaha

    Cashar Siyaasadeed: Shabaab Waa….Ee Maaha

    Dhawaan waxaa is qabtay dowladaha Turkiga iyo Israa’iil kadib markii la isku mari waayay raali gelin ay Isreal ka bixiso markab muwaadiniin Turkish ah ay ku dishay, khilaafkodii markuu xalismi waayay ee uu cirka isku shareeray, ayay Israa’iil waxay turkiga ugu goodisay inay “Olol:FLAME” ku kicinayso Turkiga. Olol’low maxaa tahay? Iiraanse maxay Olol’ka lagu furay [...]

    Continue Reading

    Dhibbane Faduma Axmed oo Atlanta la keenay

    Dhibbane Faduma Axmed oo Atlanta la keenay

    Faadumo oo ah gabar Soomaaliyeed oo arinteeda qofkii maqlaaba ka qaracmayo ayaa ugu danbeyntii waxaa lasoo gaarsiiyay magaalada Atlaanta ee wadankan Mareykanka.   Fadumo Axmed Maxamed waxaa markii ugu horeysay sheekadeeda la maqlay markii filim-qaade Faysal Karateey uu sheekadeeda kusoo gudbiyay aalada intarneetka ee Youtube.   Fiidyowga waxay ka muuqatay iyadoo jirkeedu diiraan yahay qeybo [...]

    Continue Reading

    Obama ku Madowga: Gunnuunuca Joojiya Idinkaan Idiin Howlanahaye

    Obama ku Madowga: Gunnuunuca Joojiya Idinkaan Idiin Howlanahaye

    Madaxweyne Obama waxaa ku soo jeestay aadna uga walaacsan taageerayaashii sida xawliga ah u doortay 2008, oo ay ugu horeeyaan madawga Mareykanka (Black American) oo ay ku dhawaad boqolkiiba 40 shaqo la’aan hayso. Hogaamiyayaal badan oo kumyunitiga madowga ka mid ah ayaa cadaadis badan ku saarayay waayahan danbe, laakiin waxay u muuqatay inuu dhibsaday cabashada [...]

    Continue Reading

    New York: $1.88 Billion oo Abaaraha loogu Yaboohay

    New York: $1.88 Billion oo Abaaraha loogu Yaboohay

    (VOA-Somali) Xarunta Qaramada Midoobay ee New York waxaa maanta ka socda shir gaar ah oo caalami ah oo looga hadlayo abaaraha geeska Afrika iyo waliba sida wax looga qaban karo. Shirkan waxaa ka qeybgalaya wasiirro ka socda in kabadan 50 waddan iyo qaar ka tirsan madaxda geeska Afrika. Madaxa Bangiga Adduunka Bob Zoellick oo shirkaasi [...]

    Continue Reading

    Sawirro: Yaman Oo kusoo jeesatay Soomaalida u Maganta ah

    Sawirro: Yaman Oo kusoo jeesatay Soomaalida u Maganta ah

     

    Continue Reading

    Mahiiga Oo Si Foolxun Uga Hadlay Ciidamada Dowlada

    Mahiiga Oo Si Foolxun Uga Hadlay Ciidamada Dowlada

    Hiiraan Online ayaa waraysi xiisa badan la yeelatay Ambaasador Mahiga oo ku sugan Qaarada North Amerika, waxaa af Ingiriis lagu waydiiyay su’aalo ku aadan qorshaha dowlada, waxa u qabsoomay, heshiiskii Kampala, abaaraha iyo mida ugu doorka rooneyd ee aheyd fikiradiisa ku aadan ciidanka dowlada Somalia,jawaabtiisuna waa mid xurguf horleh ka dhex dhalin karta isaga iyo [...]

    Continue Reading

    Jornaal Fashilay Cunsuriyada Hay’ada FBI ka Dhex Jirta,Ee Muslimiinta Ka Dhan

    Jornaal Fashilay Cunsuriyada Hay’ada FBI ka Dhex Jirta,Ee Muslimiinta Ka Dhan

    Sidaan qeybteena Afka Ingiriiska kusoo xariirinay qoraal uu saaka baahiyay bogga WIRED.COM wariyahooda Spencer Ackerman, ciidamada sirdoonka Mareykanka ee FBI’da ayaa ciidankooda u meersha casharo la yaableh, laakiin fasiraya waxa cadaadiska iyo tokoorka ula kulmaan muslimiinta ku dhaqan Mareykanka. Waxaa warbixinta ku qoran in askarta sirdoonka lagu tababaro in muslimiintu aynan qoonyar socod laheyn, mid [...]

    Continue Reading

    Dhaqan Dilka Uu Fanka Cusubi Wato iyo Saameyntiisa

    Dhaqan Dilka Uu Fanka Cusubi Wato iyo Saameyntiisa

    Wariyayaal badan ayaa beryahan “talo” aanan ka dalban isiiya, oo ku saabsan waxa laga hadlo ee ruutiinka u ah idinkuna aad iska garaneysaan, kuna daabacan boggag qarniyo jiray, iyo kuwa kaloo cusub. Hogaamiye…Koox….Tuulada….dagaalka….iwm kaliya Wariyayasha khibrada ii sheegta, maalin baasto maalina bariis lagu kari waa!, ka gudbay Aniga wallaalaha aan jeclahay ma oga inaan jidkaas [...]

    Continue Reading

       Beat diabetes   Diabetes diet