Category: FIKRADO & FAAHFAAHIN
Saado Cali oo ka hadashay arinta Somalia vs Somaliland
Fanaanada Somaliyeed, Saado Cali Ahmed oo kasoo jorjeeda kala go’a Somalia ayaa fikirkeeda ka dhiibanaysa arinta Somaliland daawo:
Hiiraan Online: Diyaarad Gargaar sida oo garoonka Baydhabo ka degtay
Arbaco, July 13, 2011 (HOL) – Diyaarad wadday gargaar bani’aadamnimo ayaa maanta ka dagtay garoonka diyaaradaha ee Baydhab, waxaana gargaarkan uu ahaa mid u rarnaa hay’adda UNICEF ee ka shaqeysa daryeelka caruurta. Gargaarkan oo isugu jiray raashin, dhar, teendhooyin iyo bustayaal ayaa noqonaya kii ugu horeeyay oo Baydhabo la gaarsiiyo muddo saddex sano ah kaddib, [...]
Somali Drought / Abaaraha Somalia -By Saaed Abshir
Daawo fiidyahan waa faahfaahin iyo fikrad ku aadan abaaraha Somalia oo uu ka waramayo milkiilaha bogga wararka Af-Soomaaliga iyo Af-Ingiriiska ee www.muujis.com
Banaanbaxyadda RW Farmaajo miyaa loo dhigayaa, mise ku dayasho Carbeed?
Xaalad wanaag ku bilaabata, dabadeedna fara ka baxda Soomaaliya kuma cusba, Shabaab ayuu jidkaan horre u dhalay iyo meela badan oo aanan hadda u dhaadhici doonin, waana jidka uu fooda daray olole hadda la sheegay in RW Farmaajo lagu taageerayo, laakiin aan u eekeyn. Waxaa bilawgii ololaha laga joogaa dhowr beri haatan, laakiin waa la fahmi la’ayahay [...]
Caadaysiga lugooyada oo qurbaha ku soo badanaya
Waayhanba bulshada Soomaalida ah waxaa ku dhex maaxayay fikiro aan diin iyo dhaqannoba raad ku leheyn, laakiin ah wax la iska caadeystay. Waa wax dadnimadeena wax u dhimi kara, dibna noogu soo laaban kara hadii aan la iska waanin. Fikradahan guracan way badan yihiin laakiin labo hadda taagan oo iswata aan ku soo qaadano.Waa mid [...]
Xariirka Shabaab iyo Heer Galbeedka : $3.6′da Milyan Yaa Waday?
Maanta oo talaado aheyd, waxaa garoonka diyaradaha Muqdisho lagu qabtay niman ajnabi ah (2 Kenyan ah iyo 2 Biritisha ah) kuwaas oo kiishash ku sitay lacag tiradeeda lagu sheegay Sadex Milyan iyo lix boqol oo kun, oo lacagta doolarka Mareykanka ah. Nimankaan ma aheyn kuwa xariir la leh dowlada iyo hay’adaha wadanka ka jira, lacagtana [...]
Anshaxa Wariyanimo: Xog-Waran vs Warxumo
Wariyenimadu maanta baaj wadasho maaha, , shahaado iskuul laga qaato kuma xirna, wallow taasi khibrad iyo aqoonsi weyn kusiin karto, ee waxay taagan tahay kartida adiga kugu jirta, dadaalkaaga, hagaagga qoraalladaada ama bandhigyada barnaamijyadaada maqal iyo muuqaalka ah. Kuwaas oo ku saleysan xulashada sheekooyinka bulshada xiisa gelin kara. Waxaa laga joogaa nin walba iyo [...]
Siyaasi Shariif Xasan Oo musqul ku dhacay
Mararka qaar waxaad rabto adigoo heli kara ayaa intuu fudeyd ku qaado, tartan aad u horeysay ka kuftaa. Waana midda Shariif Xassan ku dhacday maanta. Ka qeyb galka shirkii Mahiga kuma nacfin gudoomiyuhu, wuuna ku taageero beelay. Shariif Xasan oo ahaa ninka la filayay inuu Madaxweynaha Sheikh Shariif ku xigga noqdo ayaa siyaasadda Somalia Musqul [...]
Maalmuhu isu ekaa!!! (Shirkii 2002 iyo Kan Mahiga)
Qalinkii: Cabdicasiis Maxamed Mataan Garaadka, soo gocashada wixii dhaafey iyo goobeynta dhacdooyinka ayaa ah waxa looga sooco shan faroodlaha noolayaasha kale ee alle abuurey. Hadii dadka uu adeegsan waayo, hibadaa u gaarka ah, waxaa ka nolol iyo ammaan fiicnaanaya kuwa adeegsada urka iyo aragga oo kaliya. Waxaa qofka wax garadka ah u muuqanaya marka uu [...]
SHIRIB: Sheikh Shariif iyo Mahiga Oo Isku Jawaabaya
Shariif: Mahigow maaggan xaw ahaa, maadaa dowladdan maamullaa? Mahiga: Maxaan Shariif kula maamullaa adaaba magan noo ehee? Shariif: Maskiin kaagan miir la’oow, madax shaqeeya loo magnaa Mahiga: Miirkaygan maabad quursahee, midkiii ku keenay maahinnoo? Shariif: Mahiigow kaa maleysammeeyn, magac doon meehan kaa maraa? Mahiga: dal aan dadkiisu miir’ba heyn, magac ku raadsi moow ohoo? Shariif: [...]
DIGNIIN Ku Saabsan Dacwadda Ka Dhan Gen. Cali Samatar
Qoraalkaan waxaan ugu talo galay shacabka Soomaaliyeed ee la socda dacwadda Gen. Cali Samatar oo baaris kadib aan ka gaaray go’aan labadda dhinac ee iska soo horjeedaba ka gadisan, anigoo Alla ka cabsi naftayda uga dhowraya danbi weyn oo aan yareysi ku gallo. Soomaaliyey wax badan ayaan ku wareersannaa arintan Gen. Cali Samatar, laakiin baaritaan, [...]
VOA-Somali iyo Sh. Xasan Daahir Maxaa Kala Haysta
Sh. Xasan Daahir ninkii yaqaan wuxuu ku ogyahay inuu yahay mid go’aan adag leh, haba nagu laayo ama qixiyee, ku jeclow ama ku necbow, una maleyn maayo in qofkii siyaasadda Somalia wax badan la socday igu diidayo, waxaa kaloo jira mid aan ku arkay oo dadku qaarse siin fiiro gaara, taas oo ah inuu Sh. [...]
Shariif Xassan Inuu Madaxweyne Noqdo 2012′ka Loogamma Haboonna
Inkastoo wali waqtigii madaxweyne cusub lagu dooran lahaa lagu wareersan yahay, waa ay uun nagu soo food leedahay oo musharixiin badan ayaa soo galay tartanka, kuwaasise intooda badan aniga fajac ayay igu rideen, markaan arkay halka ay ka diyaargarowayaan, doodaha ku qabsanayaan iyo sida ay uga lunsan yihiin mowjadaha siyaasadeed ee ku aadan wadanka Soomaaliya. [...]
Yaa Na Dabar Jaraya, Oo Gabdhaha Naga Ceebeysta? Daddoow!
Dadka kama yaraateene ways, dabar jaraysaaye Dubba madaxa wayskala dhacdaa, daa’in abidkiise Goortay is wada dooxatay baa, daad u soo geliye Ubadkiinii waad daadiseen, waana dubateene Dubaaxdiisii waad wada cunteen, duhur dharaareede Dariiq toosan Soomaaliyey, waa lagaa dedaye–Suldaan Timaccade Argistow qoraalkaan waxaad u furtay una bilaabayso aqriskiisa waxaa ku soo jiitay ciiwaanka oo ka turjimaya [...]
“Dooqayga Maahid” Waayahan Dhalin yaradda Markii Gabari Cawda U Jarto, Siday ka Yeelaan
“Dooqayga Maahid” “waad iga yartahay” ‘’wallaalkay oo kale ayaad tahay” ‘’iskool ayaan usoo jeedaa” …………………..blah balah, ….KUMA RABO. WALLEE MIDAAN MA DEYN KARO, SIDAANA WAA MUSHKILEE, MAXAAN SAMEEYAA? Waa amuur culus oo su’aashaas waxaa is weydiiya dhalin yaro badan markii ruux ay u han weynaayeen xoorro, WADNAhana GOOYO. Qofka markuu shabaab (dhalinyaro) yahay wuxuu in [...]
VOA: Geerida iyo Taariiqda Sheikh Cumar Faruuq Alle Ha u Naxariistee
Alle ha u naxariistee, waxa maanta dalka Sucuudiga ku geeriyooday Sheekh Cumar Faaruuq oo ahaa caalim iyo mufti weyn oo Soomaaliyeed DHAGAYSO BARNAAMIJKA VOA: HALKAAN RIIX Alle ha u naxariistee, waxa maanta magaalada Jeddah ee dalka Sucuudiga ku geeriyooday Sheekh Cumar Faaruuq oo ahaa mufti weyn oo Soomaaliyeed. Geerida sheeka waxa VOA-da u xaqiijiyey qoyska Sheeka. Dhinaca kale, Madaxweynaha [...]
Waqtiyadda Salaada & Kuwa Shaqooyinka Part 2
Waraysi aan la yeelanay Sheikh Cabdicasiis Ciroobe oo ah Imaamka Masjidka Al-Salaam.
Somali National TV
Cali Khaliif Galeyr
………………..
Via Bar-Kulan
Via VoaSomali
.




