Category: FIKRADO & FAAHFAAHIN

    Gabadha Waan Bililiqeystay, laakiin dib ayay iga Jeclaatay

    Gabadha Waan Bililiqeystay, laakiin dib ayay iga Jeclaatay

    Nin Soomaali ah oo lagu magacaabo Saalax Cabdiqani ayaa af Ingiriis ku soo bandhigay sheeko qaracan iyo xaraarad is raacsan leh, oo uu kaga hadlayo siduu u bartay ama ku gaaray inuu nolosha la wadaago xaaskiisi ugu horeysay. Qoraalka wuxuu uga hadlayaa sida gabadhan oo daris ay ku ahaayeen Soomaaliya u soo jiidatay laabtiisa, wax badanna [...]

    Continue Reading

    BBC Oo Gabadha Sanadka u dooratay…

    BBC Oo Gabadha Sanadka u dooratay…

    Idaacadda weyn ee BBC ayaa bulshada aduunka ka yaabisay markay gabadha sanadka u magacowday xayawaan  ay u bixisay “Sweetie” (macaanto), oo ah nooc shiinaha laga helo magac ahaanna loo yaqaan ‘panda”. Liiska musharixiinta ee ay BBC xulatay waxaa ku jiray dumar taariiqda sanadka 2011 meel wacan ka galay, waana sababta keentay in laga caroodo la meel [...]

    Continue Reading

    Gabdhaha Soomaaliya Ma Iney Cajirka iyo Madaxa Baneystaan…baa?

    Gabdhaha Soomaaliya Ma Iney Cajirka iyo Madaxa Baneystaan…baa?

    Kooxda gabdhaha Kubadda Koloyga Soomaaliya ayaa kuwa dalka Qadar ciyaar dhex martay uga badshay, waxaase la yaableh sida labada koox u kala labis qurxoonnaa, gabdhaha Soomaaliya qamaar iyo sigisyo dhaardheer ma wadan, halka inta badan kooxda Qadar looga jeeday, daawo sawirkaan

    Continue Reading

    Maamulka UniversalTv Oo Bishaaro iyo Cawke Fasaxay (VIDEO)

    Maamulka UniversalTv Oo Bishaaro iyo Cawke Fasaxay (VIDEO)

    Maamulka Tv’ga weyn ee UniversalTv ayaa shaqadii ka istaajiyay wariyayaal laf dhabar u ahaa sida Bishaaro oo ah gabar qurux badan , hadana af macaan iyo Cawke oo ah wariye taariiqi ah, kadib markii uu Cawke uga hadlay dalka Jabuuti si qalafsan, isla markaana bishaaro oo waraysi ka qaadaysa qosol ugu jiibinaysay. Sida aan kasoo [...]

    Continue Reading

    Taariiqda Somalia Qeybta Ugu Muhiimsan Ee Nagala Qarshay (WAYRAX  CULTURE)

    Taariiqda Somalia Qeybta Ugu Muhiimsan Ee Nagala Qarshay (WAYRAX CULTURE)

    Sidee wadankaan Somalia boogihiisa loo daweeyaa hadaan xanuunka jira iyo taariiqdiisa oo dhamaystiran naloo sheegin? Ma ogtahay in Somalia waligeed la isdili jiray? Aabe iyo Hooyo ma waxay kuu sheegeen in dilka iyo is xasuuqu bilowday 1991? BEEN/WRONG Somalia dad wax qora ilaa iyo maanta waa ku dhif, laakiin waxan waligeen aheyn maantana nahay dad [...]

    Continue Reading

    Xasuusin lixda maalmood ee wadaca.

    Xasuusin lixda maalmood ee wadaca.

    Dhamaan walaalaha muslimiinta ah waxaan xasuusinayaa inaanay dhaafin lexda maalmood ee waddaca, li anna waxaa ku jira ajar aad iyo aad u wayn oo qofkii ramadaan sooma ee raaciya lixda shawaal wuxuu la mid yahay asagoo sanad soomay, taasina waxay ku imaanaysaa 30 kii Ramadaanka iyo lixdan maalmood oo isku darkoodu yahay 36 oo maalintiiba [...]

    Continue Reading

    Jornaal Fashilay Cunsuriyada Hay’ada FBI ka Dhex Jirta,Ee Muslimiinta Ka Dhan

    Jornaal Fashilay Cunsuriyada Hay’ada FBI ka Dhex Jirta,Ee Muslimiinta Ka Dhan

    Sidaan qeybteena Afka Ingiriiska kusoo xariirinay qoraal uu saaka baahiyay bogga WIRED.COM wariyahooda Spencer Ackerman, ciidamada sirdoonka Mareykanka ee FBI’da ayaa ciidankooda u meersha casharo la yaableh, laakiin fasiraya waxa cadaadiska iyo tokoorka ula kulmaan muslimiinta ku dhaqan Mareykanka. Waxaa warbixinta ku qoran in askarta sirdoonka lagu tababaro in muslimiintu aynan qoonyar socod laheyn, mid [...]

    Continue Reading

    Dhaqan Dilka Uu Fanka Cusubi Wato iyo Saameyntiisa

    Dhaqan Dilka Uu Fanka Cusubi Wato iyo Saameyntiisa

    Wariyayaal badan ayaa beryahan “talo” aanan ka dalban isiiya, oo ku saabsan waxa laga hadlo ee ruutiinka u ah idinkuna aad iska garaneysaan, kuna daabacan boggag qarniyo jiray, iyo kuwa kaloo cusub. Hogaamiye…Koox….Tuulada….dagaalka….iwm kaliya Wariyayasha khibrada ii sheegta, maalin baasto maalina bariis lagu kari waa!, ka gudbay Aniga wallaalaha aan jeclahay ma oga inaan jidkaas [...]

    Continue Reading

    Maxay kuu hayaan Maamuladda Galmudug, & Ximan iyo Xeeb

    Maxay kuu hayaan Maamuladda Galmudug, & Ximan iyo Xeeb

    Guud ahaan maamul goboleedyada Somaliya ka jira dhamaantood waa lagu wada qasaaray, haba kala darnaadeene, oo maanta Soomaali ninkii waxyar oo caqli ah ku haray wuu gartay in bulshadaan Soomaaliyeed loogu tala gelin inay kala maaranto, wixii islahaa waa isku filantihiina markay kelisocodnimo naf iyo maalba gelshaan ee beryo la fuursanaado ayaa sida ugu xun [...]

    Continue Reading

    Dowlada Soomaaliya Qadarin ayay Kaa Mudan Tahay ….Wadaniyow

    Dowlada Soomaaliya Qadarin ayay Kaa Mudan Tahay ….Wadaniyow

    Nin xil qaaday eed qaad, waxaan maqli jiray anigoo 9 jir ah, waana arin sida hada aan ogaaday meel walba ka jirta, dadka iyo dalka Soomaaliyeed laakiin waxay bulshada kale uga duwan yihiin in eedoodu tahay mid aanan joogsan inta badanna qalalaaso meel xun ku dhamaata gaarsiisa, waayoo ma aha dad xiligaan ay ku jiraan [...]

    Continue Reading

    Daawo Pro Dalxa Oo U Dhameeyay Qaylodhaan

    Daawo Pro Dalxa Oo U Dhameeyay Qaylodhaan

    “Murtiyeey Magacaa Be Macalin abwaanoow magacaa be Musigiistoow magacaa ba’e ….. Maslaxaan jeclaayoow Magacaa Be’e …… Muqdishadaad ka maagtee ragaan maalin moogaanin, madafiicda qaraxdiyo miinada dhex maquuraaya, …

    Continue Reading

    Nasiib Daro: Kufsiyo Ka Socda Kaamamka Loo Barakacay ee Itoobiya

    Nasiib Daro: Kufsiyo Ka Socda Kaamamka Loo Barakacay ee Itoobiya

    (Hiiraan.com-Maxamed Xaaji Xuseen ) – Ruqiya C/qaadir waa 16-jir waxay dibadda kaam ay ku jirto oo ku yaalla Itoobiya ay u doonatay qoryo dab lagu shito markii la kufsanayay, weerarka lagu qaaday ayaa wuxuu noqday dhibaato kale oo soo food-saartay kumannaan haween ah oo ka qaxay abaaraha ku dhuftay Soomaaliya. Gabadhan yar ee Soomaaliyeed, waxaa [...]

    Continue Reading

    Qeyb 2: Gabadhii boqol iyo sondonka (130\’ka) Nin Diiday

    Qeyb 2: Gabadhii boqol iyo sondonka (130\’ka) Nin Diiday

    Sidaad qeybtii horre ku aqriseen Luul waxay kii ugu horeeyay ku diiday duruufo aduun, laakiin waxaa u xiggay mid ay ku diiday Indha-badi Indha-badi waxaa loola jeeda waxwalba wuu ka war hayaa, qof walbana wuu yaqaan. Yasiin ayaa la oran jiray xaajigaan, nin xun maaheyn wuuna u roonaa Luul xag qadarin iyo xag dhaqaale, laakiin [...]

    Continue Reading

    10′ka Marmarsiimo Ee Masoomaha

    10′ka Marmarsiimo Ee Masoomaha

    (10) NIKATIINKA SIGAARKAA I QABTAY (madax xanuun) (9) GAAS AYAA IGU KACSAN 8) SHALAY ILAA XALAY HURDO MAAN GAMMIN (7) XALAY MA SAXUURAN OO BAAHI IYO OON XUN AYAA I HAAYA …….NOOH (6) BERYAHAAN SI BAAN U IL DARANAHAY, SIIBA MAANTA MABA XAMILI KARO (5) WAREER AAN ISKU ARKAY, DHIIG LA’AAN AYAAN ISAGA SHAKIYAY (4) [...]

    Continue Reading

    #1: Gabadhii boqol iyo sondonka (130\’ka) Nin Diiday

    #1: Gabadhii boqol iyo sondonka (130\’ka) Nin Diiday

    Luul, waxay aheyd gabar Soomaaliyeed oo ku dhalatay, kuna soo barbaartay Qoryooleey, Somalia. Ilaa waagii ay yareyd waxay maqli jirtay amaan ka baxsan midda ay waalidkeed marshaan. Markii ay lix jir aheyd ayaa magaca Luul loo baxshay, lagana bedelay magacii dhalashadeeda ee Xaawo, waayoo waxaa loo aqoonsaday inay tahay caynka luulka. Nasiib wanaag quruxda iyo caqliga [...]

    Continue Reading

    Gabadhii boqol iyo sondonka (130′ka) Nin Diiday (HORDHAC)

    Gabadhii boqol iyo sondonka (130′ka) Nin Diiday (HORDHAC)

     Gabadha Soomaaliyeed wuxuu inta badan malageeda mustaqbal galaa (dhintaa)  maalinka ay aaminto ama isu aragto in dumarka kale ay wax dheertahay,(Qurux, Caqli, ama Mudnaan), taas oo ku adkeynaysa xulashada qof ay nolosha la wadaagto, aduun iyo janno ayaa isaga dhexdarsooma. Hadii wiil isku dayo inuu guursado gabadha sheekadaan ay ku saabsan tahay, boqol qiil ayay u keensataa, sidaad sheekadaan oo dhawaan [...]

    Continue Reading

    Alla ha u naxariisto Kinsi Xaaji Aadan oo ku geeriyootay Hargeysa

    Alla ha u naxariisto Kinsi Xaaji Aadan oo ku geeriyootay Hargeysa

    (Somaliweyn News Agency) Fanaanada Caanka ah Kinsi Xaaji Aadan oo Magaalada Hargaysa ku geeriyootay Fanaanada wayn ee Caanka ah Kinsi Xaaji Aadan isla markaana safka hore uga jirtey udub dhiga & horumarinta fanka Soomaaliyeed ayaa goor dhaweyd ku geeriyootey magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka la baxay Somaliland. ALLAHA u naxariistee Kinsi Xaaji Aadan (Caqaarta) ayaa barqadii [...]

    Continue Reading

    1978′kii Sheeko xun oo qurbaha ka raacday arday Soomaali ah

    1978′kii Sheeko xun oo qurbaha ka raacday arday Soomaali ah

    (Sheekooyinka Muujis) Sheekadaan waa sheeko dhab ah, waxaanan kasoo xiganay nin ay isku iskuul ahaayeen Soomaaliga sheekadiisa aan hoos ku qornay. Wiil dhalinyarro ah ayaa 1978′kii ardaynimo u soo aaday dalka Mareykanka, waxayna isbarteen odayga sheekadaan aan kasoo xigannay oo ay arday isla ahaayeen Soomaali ah.  Shaqsiga magaciisa runta ah aan u qarinayno arimo la [...]

    Continue Reading

    Abdicasiis Maaxaay: Ogaysiis ku aadan gargaarka abaaraha

    Abdicasiis Maaxaay: Ogaysiis ku aadan gargaarka abaaraha

    Ururka Somcare ee uu hogaamiyo mudane Cabdi Maaxaay ayaa farsamo cusub oo heer sare ah keenay, kuna aadan

    Continue Reading

    Wiilwaal oo Aqoonyahan Soomaaliyeed Jilaya (Shactaro)

    Wiilwaal oo Aqoonyahan Soomaaliyeed Jilaya (Shactaro)

    Continue Reading

    Saado Cali oo ka hadashay arinta Somalia vs Somaliland

    Saado Cali oo ka hadashay arinta Somalia vs Somaliland

    Fanaanada Somaliyeed, Saado Cali Ahmed oo  kasoo jorjeeda kala go’a Somalia ayaa fikirkeeda ka dhiibanaysa arinta Somaliland daawo:

    Continue Reading

    Hiiraan Online: Diyaarad Gargaar sida oo garoonka Baydhabo ka degtay

    Hiiraan Online: Diyaarad Gargaar sida oo garoonka Baydhabo ka degtay

    Arbaco, July 13, 2011 (HOL) – Diyaarad wadday gargaar bani’aadamnimo ayaa maanta ka dagtay garoonka diyaaradaha ee Baydhab, waxaana gargaarkan uu ahaa mid u rarnaa hay’adda UNICEF ee ka shaqeysa daryeelka caruurta. Gargaarkan oo isugu jiray raashin, dhar, teendhooyin iyo bustayaal ayaa noqonaya kii ugu horeeyay oo Baydhabo la gaarsiiyo muddo saddex sano ah kaddib, [...]

    Continue Reading

    Somali Drought / Abaaraha Somalia -By Saaed Abshir

    Somali Drought / Abaaraha Somalia -By Saaed Abshir

    Daawo fiidyahan waa  faahfaahin iyo fikrad ku aadan abaaraha Somalia oo uu ka waramayo milkiilaha bogga wararka Af-Soomaaliga iyo Af-Ingiriiska ee www.muujis.com

    Continue Reading

    Banaanbaxyadda RW Farmaajo miyaa loo dhigayaa, mise ku dayasho Carbeed?

    Banaanbaxyadda RW Farmaajo miyaa loo dhigayaa, mise ku dayasho Carbeed?

    Xaalad wanaag ku bilaabata, dabadeedna fara ka baxda Soomaaliya kuma cusba, Shabaab ayuu jidkaan horre u dhalay iyo meela badan oo aanan hadda u dhaadhici doonin, waana jidka uu fooda daray olole hadda la sheegay in RW Farmaajo lagu taageerayo, laakiin aan u eekeyn. Waxaa bilawgii ololaha laga joogaa dhowr beri haatan, laakiin waa la fahmi la’ayahay [...]

    Continue Reading

       Beat diabetes   Diabetes diet