Author Archive: Maamulka

    Editor in Chief
    Saacid A. Noor
    Tweet me @muujis

    rss feed

    Abdullahi Addow Calls for Independent Election Commission

    Abdullahi Addow Calls for Independent Election Commission

    | April 3, 2012 | 0 Comments

    Leading Somali presidential candidate, Mr Abdullahi Addow is the latest in a string of prominent politicians opposing the Garowe Agreement. Mr. Addow raised questions about the role of possible presidential opponents shaping the so called roadmap (Garowe Agreement) to their advantage. Although he didn’t mention anyone by name, all signs point to the current President [...]

    Continue Reading

    Sh. Daahir Aweys: Aniga Shabaab ka Baqi Maayo, Dilka ha Joojiyaan

    Sh. Daahir Aweys: Aniga Shabaab ka Baqi Maayo, Dilka ha Joojiyaan

    | April 2, 2012 | 0 Comments

    Dhagayso qudbad uu jeediyay Sheikh Xasasn Daahir oo muujineysa khilaafka Shabaab ee sii xoogeysanaya, xili dowlada iyo isbaheysiga ciidamada caalamku maalinba maalinka ka danbeysa hareereynnayaan, HALKAAN RIIX

    Continue Reading

    Ciyaarta Mega Lottery’ga Oo Qiimaheedu $540.000.000 Tegay

    Ciyaarta Mega Lottery’ga Oo Qiimaheedu $540.000.000 Tegay

    | March 30, 2012 | 0 Comments

    Ciyaarta Mega Lottery’ga loo yaqaan ee laga ciyaaro 42 gobol oo ka tirsan Mareykanka ayaa la rajeynayaa inuu caawa ku guuleysto qof ka mid ah ilaa 172 milyan ruux kale. Waa khamaar ay ka qeyb qaadan karaan dhamaan dadka degan goboladaas uu ka furan yahay, waxaad uun bixineysaa foomam gaaban, iyo lacag dhowr iyo toban [...]

    Continue Reading

    Families Condemn U.S Media’s Racially Assumptive Role in “Sex Trafficking” Case

    Families Condemn U.S Media’s Racially Assumptive Role in “Sex Trafficking” Case

    | March 29, 2012 | 0 Comments

    Muujis News Nashville, Tennessee.- “It was us against the most powerful News Agencies like CNN. It was us against several law enforcement agencies we didn’t even knew existed, women’s rights organizations, Children’s and so on. They convinced themselves and others that a giant “sex trafficking ring” was basted” says father of 3 defendant(s) Mr Hindi [...]

    Continue Reading

    Madaxa Xafiiska Dhalinyarada Guurdoonka (Somali Dating/Marriage Office)

    Madaxa Xafiiska Dhalinyarada Guurdoonka (Somali Dating/Marriage Office)

    | March 27, 2012 | 1 Comment

    Continue Reading

    Obama Oo Sir Culus Laga Duubay

    Obama Oo Sir Culus Laga Duubay

    | March 26, 2012 | 0 Comments

    Madaxweynaha dalka Mareykanka, Barack Obama ayaa dabayaaqada kulan uu la yeelanayay dhigiisa Ruushak Dmitri Medvedev si hoose cudur daar uga sameeyay in uunan xiligan kala xoojoon karin arinta difaacaha sawaariiqda (Missile Defense) Yurup. Obama oo aan moodeyn in makarafoonkiisu daaran yahay ayaa Dmitri u sheegay inuu xili doorasho ku jiro, go’aano adagna uunan qaadan karin [...]

    Continue Reading

    Galmudug ku Sh Shariif: Garoonka Muqdisho U Bixi

    Galmudug ku Sh Shariif: Garoonka Muqdisho U Bixi

    | March 26, 2012 | 0 Comments

    Maamulka Galmudug iyo Madaxweyne Sh Shariif ayaa qoorta iskula jira markii isaga iyo Faroole ay ku dhawaaqeen in Garoonka Magaalada Gaalkacyo AUN Cabdullaahi Yusuf loogu magac daro. Sheikh Shariif ayaa arintan kala kulmay maamulka Galmudug, waxayna ka cabteen in Wadaxweynuhu awoodiisa si qaldan u isticmaalayo, kuna degdegayo arin aan cadaalad aheyn. Garoonka Gaalkacyo wuxuu ku [...]

    Continue Reading

    Daawo Barnaamij Heersare ah Oo ku Saabsan Ganacsiga Soomaalida Nairobi

    Daawo Barnaamij Heersare ah Oo ku Saabsan Ganacsiga Soomaalida Nairobi

    | March 26, 2012 | 0 Comments

    Continue Reading

    Wuxuu AUN Cabdullahi Yusuf Cafis U Mudan Yahay

    Wuxuu AUN Cabdullahi Yusuf Cafis U Mudan Yahay

    | March 23, 2012 | 0 Comments

    Soomaaliya xaalka ay maanta ku sugan tahay markii la fiiriyo, kii shalay wacanne la lahaana maanta bahal u yeereyso, kii shalay bahalka ahaana maanta muhaajid, wadani iyo waxgarad u yeereyso, ma haboon tahay in musiibada Soomaaliya waayahan ku sugneyd hal ruux ama dhowr ruux uun masuuliyadeeda qaado? Su’aashas jawaabteeda lama gefi karo, hadana dadka qaar [...]

    Continue Reading

    VIDEO: Is Somalia that (in the International Media) bad?

    VIDEO: Is Somalia that (in the International Media) bad?

    | March 23, 2012 | 0 Comments

    Continue Reading

    Alla u naxariisay Abwaan Xasan Jaceyl..ku xasuuso gobanimo jaceyl

    Alla u naxariisay Abwaan Xasan Jaceyl..ku xasuuso gobanimo jaceyl

    | March 21, 2012 | 0 Comments

    Alla ha u naxariistee waxaa magaalada Nairobi ku geeriyooday Abwaan Xassan Maxamed Maxamuud (Xassan Jacayl),

    Continue Reading

    Anti Dowlad Goboleed Gabay

    Anti Dowlad Goboleed Gabay

    | March 19, 2012 | 0 Comments

    Continue Reading

    Doodda Dhex Martay Shabaab iyo Al-Amriki Fiidya Sameynta Kahor

    Doodda Dhex Martay Shabaab iyo Al-Amriki Fiidya Sameynta Kahor

    | March 18, 2012 | 0 Comments

    Shabaab: Al-Amrikiyow wax badan ayaa adoo taagan kaa hiilinay caruur Soomaaliyeed na hortaada jano uga dirnay (u dirnay inay isqarxiyaan) sidaas awgeed waxaan go’aan sanay inaan daruufahan kaa saarno, oo adiga tigidka janada kuu goyno ee maxaa ka qabtaa? Al Amriki: Maya Maya, aniga waa la iga mudan yahay dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa wali janada iga mudane [...]

    Continue Reading

    Musharixiinta Xisbiga GOP’ga Oo Kala Bixi La’

    Musharixiinta Xisbiga GOP’ga Oo Kala Bixi La’

    | March 18, 2012 | 0 Comments

    Xisbiga Jamuuriga Mareykanka ee GOP ayaa wali ku howlan xulashada ruuxa ay la tartan siin lahaayen  Madaxweyne Obama sanadka 2012′ka, laakiin waxaa aad u kululaaday tartanka u dhexeeya sadexda musharax ee kala ah Mitt Romney, Rick Santorum, iyo Newt Gingrich. Mitt Romney oo awal horre la filayay inuu noqon doono kan ku badianaya tartanka GOP’ga dhexdooda ah [...]

    Continue Reading

    Watch: Al-Shabab’s own White-American member fears he may be killed by them

    Watch: Al-Shabab’s own White-American member fears he may be killed by them

    | March 17, 2012 | 0 Comments

    Continue Reading

    Maxaa Warar Af Ingiriisi ah Muujis Loogu Qoraa?

    Maxaa Warar Af Ingiriisi ah Muujis Loogu Qoraa?

    | March 14, 2012 | 0 Comments

    Su’aasha ah maxaa af Ingiriis bogga Muujis.com loogu qoraa dad badan ayaa I waydiiya laakiin jawaab buuxda horre uma siin, waayo fadhi dheer iyo faahfaahin ayay u baahneyd, waana tan: Isbuucii tagay sidaad bogga Soobaxblog.com ku aragteen waxaa ku qornaa in aan bogaadin (endorsement) uga dirnay halkan, waana run waayo muuqaal fiican ayay ka bixiyaan [...]

    Continue Reading

    Viral Video: American Film Maker Wages a Global Online War On Joseph Kony

    Viral Video: American Film Maker Wages a Global Online War On Joseph Kony

    | March 8, 2012 | 0 Comments

    A powerful Video, created by an American Film Maker has gone viral online, to the point of receiving thirty million views on YouTube just within 3-4 days.  It’s targeted at a brutal rebel Leader in Central Africa named Joseph Kony.  The filmmaker says he aims to “make Joseph Kony famous, not to celebrate him but [...]

    Continue Reading

    DAAWO: Madaxweyne Shariif Oo Faroole U Jawaabay

    DAAWO: Madaxweyne Shariif Oo Faroole U Jawaabay

    | March 1, 2012 | 0 Comments

    Madaxweynaha maamulka Puntland Abdiraxmaan Faroole wuxuu aad u carab-adeygaa xaalada Muqdisho, ilaa mararka qaar qudbadihiisa ugu eekeysiiyo heerka ay tahay mid ka daran. Marar badan ayuu kaftan qosol-gariir ah wax uga sheegay, laakiin qudbo uu London ka jeediyay ayuu ku sheegay in Madaxweyne Shariif iyo Raisulwasaare Abdiwali Garowe u noqotay meel ay ku luga baxsadaan [...]

    Continue Reading

    WATCH: Somalis Identify David Cameron as Mulla Omar

    WATCH: Somalis Identify David Cameron as Mulla Omar

    | February 25, 2012 | 1 Comment

    Channel 4′s Somali reporter Jamal Osman had an exclusive meeting with the Islamists of al-Shabaab, a major party missing from the London summit and in the end of his report asked the Somalis who are living in the eIslamist control regions, if they knew the current UK leaders.

    Continue Reading

    Hillary Clinton’s Tough Talk at London Somalia Conference

    Hillary Clinton’s Tough Talk at London Somalia Conference

    | February 23, 2012 | 0 Comments

    (Muujis) In a strong message towards the Transitional Federals Government’s leadership, US Secretary of State Clinton scolds them by clearly stating “the International community won’t extend the transitional period’ this year. This pave the way for  potential presidential candidates to proceed with campaigning, who were afraid they’ll see the repeat of a measure similar to last year’s TFG [...]

    Continue Reading

    Gabadha Waan Bililiqeystay, laakiin dib ayay iga Jeclaatay

    Gabadha Waan Bililiqeystay, laakiin dib ayay iga Jeclaatay

    | February 21, 2012 | 0 Comments

    Nin Soomaali ah oo lagu magacaabo Saalax Cabdiqani ayaa af Ingiriis ku soo bandhigay sheeko qaracan iyo xaraarad is raacsan leh, oo uu kaga hadlayo siduu u bartay ama ku gaaray inuu nolosha la wadaago xaaskiisi ugu horeysay. Qoraalka wuxuu uga hadlayaa sida gabadhan oo daris ay ku ahaayeen Soomaaliya u soo jiidatay laabtiisa, wax badanna [...]

    Continue Reading

    Why I oppose UK Somali Conference

    Why I oppose UK Somali Conference

    | February 20, 2012 | 0 Comments

    While there is no indication of a UK motive to re- colonize Somalia , or intentionally make Somalia’s situation even more dire state than it already is, extreme arrogance that arose from it’s Foreign Secretary William Hague to undermine the current progress is equally as bad and Somalia’s leadership is blindly fallowing . This so called “UK Somali Conference” [...]

    Continue Reading

    Calaamado Ibixi ah Oo Al-Shabaab Laga Dheehday

    Calaamado Ibixi ah Oo Al-Shabaab Laga Dheehday

    | February 18, 2012 | 0 Comments

    “Al-Qaacida waxay ugu biireen, waa tigidho aan ku baxsano hanaloo soo diro” Masuul Dowlada ka Tirsan Ururka Al-Shabaab ee wax badan ka talin jiray qeybo badan oo Soomaaliya ka tirsan, cabsina looga qabay inuu wadanka idil faraha ku dhigo ayaa saameyntiisu joogtaa heerkii ugu liitay. Kadib markii ay taageerada shacabka lumiyeen, awoodo badan oo dowlada [...]

    Continue Reading

    Daawo: War Deg Deg Ah (ila qosol)

    Daawo: War Deg Deg Ah (ila qosol)

    | February 17, 2012 | 0 Comments

    Continue Reading

       Beat diabetes   Diabetes diet