Archive for February, 2012

    WATCH: Somalis Identify David Cameron as Mulla Omar

    WATCH: Somalis Identify David Cameron as Mulla Omar

    | February 25, 2012 | 1 Comment

    Channel 4′s Somali reporter Jamal Osman had an exclusive meeting with the Islamists of al-Shabaab, a major party missing from the London summit and in the end of his report asked the Somalis who are living in the eIslamist control regions, if they knew the current UK leaders.

    Continue Reading

    Hillary Clinton’s Tough Talk at London Somalia Conference

    Hillary Clinton’s Tough Talk at London Somalia Conference

    | February 23, 2012 | 0 Comments

    (Muujis) In a strong message towards the Transitional Federals Government’s leadership, US Secretary of State Clinton scolds them by clearly stating “the International community won’t extend the transitional period’ this year. This pave the way for  potential presidential candidates to proceed with campaigning, who were afraid they’ll see the repeat of a measure similar to last year’s TFG [...]

    Continue Reading

    Gabadha Waan Bililiqeystay, laakiin dib ayay iga Jeclaatay

    Gabadha Waan Bililiqeystay, laakiin dib ayay iga Jeclaatay

    | February 21, 2012 | 0 Comments

    Nin Soomaali ah oo lagu magacaabo Saalax Cabdiqani ayaa af Ingiriis ku soo bandhigay sheeko qaracan iyo xaraarad is raacsan leh, oo uu kaga hadlayo siduu u bartay ama ku gaaray inuu nolosha la wadaago xaaskiisi ugu horeysay. Qoraalka wuxuu uga hadlayaa sida gabadhan oo daris ay ku ahaayeen Soomaaliya u soo jiidatay laabtiisa, wax badanna [...]

    Continue Reading

    Why I oppose UK Somali Conference

    Why I oppose UK Somali Conference

    | February 20, 2012 | 0 Comments

    While there is no indication of a UK motive to re- colonize Somalia , or intentionally make Somalia’s situation even more dire state than it already is, extreme arrogance that arose from it’s Foreign Secretary William Hague to undermine the current progress is equally as bad and Somalia’s leadership is blindly fallowing . This so called “UK Somali Conference” [...]

    Continue Reading

    Calaamado Ibixi ah Oo Al-Shabaab Laga Dheehday

    Calaamado Ibixi ah Oo Al-Shabaab Laga Dheehday

    | February 18, 2012 | 0 Comments

    “Al-Qaacida waxay ugu biireen, waa tigidho aan ku baxsano hanaloo soo diro” Masuul Dowlada ka Tirsan Ururka Al-Shabaab ee wax badan ka talin jiray qeybo badan oo Soomaaliya ka tirsan, cabsina looga qabay inuu wadanka idil faraha ku dhigo ayaa saameyntiisu joogtaa heerkii ugu liitay. Kadib markii ay taageerada shacabka lumiyeen, awoodo badan oo dowlada [...]

    Continue Reading

    Daawo: War Deg Deg Ah (ila qosol)

    Daawo: War Deg Deg Ah (ila qosol)

    | February 17, 2012 | 0 Comments

    Continue Reading

    Happy 5 year Anniversary to the VOA Somali team

    Happy 5 year Anniversary to the VOA Somali team

    | February 13, 2012 | 0 Comments

    As a Somali blogger, greatly appreciative of Somali media advancement, I designate VOA-Somali one of 3 role models in the field. Their journalists work hard, deal with sensitive audience that’s in the middle of many conflicts. That doesn’t seem to deter them from remaining ethical, been broad in coverage, and present their view accurate neutrally. [...]

    Continue Reading

    Nin labadiisa wiil faas la dhacay,dabadeed isla qarxiyay

    Nin labadiisa wiil faas la dhacay,dabadeed isla qarxiyay

    | February 7, 2012 | 0 Comments

    Aabe lagu magacaabi jiray Josh Powell ayaa ku kacay falal qaracan ah, hadanna waayah danbe ku soo badanayay dalka Mareykanka: waalidiin naftooda goynaya, isla markaasna caruurta ay dhaleen dilaya,oo israacinaya Labo wiil oo uu Josh dhalay ayaa booqasho loogu keenay, madaama waaxda caruurta dowladu horre uga kaxaysay aabahood arimmo la xariira baritaan xaaskiisa oo la [...]

    Continue Reading

    Askarta Mexico Oo Laga Reebay Inay Guryahooda u Hoydaan

    Askarta Mexico Oo Laga Reebay Inay Guryahooda u Hoydaan

    | February 4, 2012 | 0 Comments

    Wadanka Mexico ee Mareykanka la dariska ah ayaa waxaa ka socda arin aduunka idil la yaab ku noqotay, askartii magaaladda Ciudad Juarez  ee xaduudka Mexico iyo Mareykanka agteeda ah guryahooda u hoyan karin, oo hoteelo amaan adag laga hayo ama goobo dowladeed uun jiiftaan, kadib hanjabaado uga yimi kooxaha gaagiska ah ee ka ganacsada daroogooyinka, [...]

    Continue Reading

       Beat diabetes   Diabetes diet