Mareyanka Oo War-buube ku xirtay telefoonadda Safaarada Israa’iil ee Washington
Aduunka intiisa badan wuxuu ogyahay in Mareykan iyo Israa’iil saaxiibtinimo adag ka dhaxayso, laakiin sanadadii ugu danbeeyay waxaad moodaa in xariirkaas sidii horre kasoo dabcayo, madaama Mareykanka Israa’iil ka hor istaagay dagaallo badan oo ay qaadi rabtay inuu garab ku siiyo, sida Iiraan iyo Falastiin kuwa ka dhan.
Waxaa ugu weyn oo hadda xaqiijinaya xariirkaas sii liidanaya in WikeLeaaks bandhigtay dekumiintiyo sir ah oo sheegaya in Sirdoonku Mareykanku qalabaadka telefoonadda lagu dhagaysto ku xritay safaarada Yuhuuda ee dalka Mareykanka, si uu xog uga helo siyaasad ahaan, taas oo aamin yaridda jirta muujisay.
Waxaa horre loo qabtay sirdoonka Israa’iiliyiin ah oo baaranaya siraha wadanka Mareykanka 2006’dii
Wadanka Yahuuda ayaa laga dareemayaa inuu isku haleyntii Mareykanka ka tashanayo, Siyaasi ka mid ahna uu dhawaan sheegay inay hubabka culus ee loo yaqaan “WMD” , sida nugliyeerka ay isticmaali doonaan.
Xigasho: http://www.ynetnews.com/articles/0,7340,L-4118220,00.html
Category: SOOMAALI





Somali National TV
Cali Khaliif Galeyr
………………..
Via Bar-Kulan
Via VoaSomali
.
Comments
Powered by Facebook Comments