Archive for March, 2011
#2: Gabadhii Jaceylkeeda Dibad Dhaafsatay, Yarkay Ciishay, & Kii Sandulle Ku Xareystay
Qeyta 1′AAD hadaaddan aqrisaN, HALKAAN RIIX Waligeed qofkale kuma rabo ma oran, oo ruux aan Abdisamad aheyn lama socon, taas darteed Anisa oo miskiinnimo iska gariiraysa, meel ay hadal ka bilowdo aanan garaneyn, laakiin go’aan gaartay ayaa telefoonka ‘Hello’ ku tiri Abdisamad oo niyad jabkii ahaa inuu gabadhuu jeclaa wali guri geysan la’yahay u dheertahay [...]
2′da nin Ee Qabsanaya Suuqa Majaajiladda Iska Barro
Aqyaarey majaajiliiste yaal badan waa soo arkay, kuwa saxiib ayaan la ahay, kuwii bari samaadkiina inta badan magacyadooda waan xasuustaa, waayahana ma arag dhalinyarro majaajillo sidan fareeshka ah u jilla. Labo dhainyarro oo lahjad walba jilikara ayaa channel ka furtay aaladda intarneetka ee YOUTUBE. Channel’koodana waxaa loo daawanayaa sidii Micheal Jackson ay Mareykanku u [...]
Ciyaar Xaraggo Badan Oo Dhex Martay Ghana iyo England
ghana vs england labadaan kooxood ayaa soo ban dhigay cayaar aad iyo aad loo jeclestay inkastoo labada kooxood ay iska qasaariyeen jaanisyo badan ayaa qabytii hore ee cayaarta waxaa koxda england u suurta gashay inay dhashato gool qeybtii labaad ee cayaarta daqiiqadii sagaashanaad waxaa kooxda ghana usuurto gashay gool quruxbadan oo uu usaxiixay laacibka lagu [...]
SAWIRRO: Madaxweyne Caalin Oo Codsi U Jeediyay Ardayda Jaamacadda Galmudug
M. Caalin ayaa ardayda jaamacadda u jeediyay qudbad meel badan taabanaysa oo uu ku dhiira gelinayo waxbarashadooda laakiin midda ugu muhiimsan ugu sheegay in ay kuwa dariiqdyadda taagan soo xerro galshaan kuna dhiira geliyaan wax barasho, daawo sawirradaan oo xaquudooda ay leeyihiin Hiiraan Online.
Somalia is #10 In an Amnesty List of Countries With The Most Executions
in 2010, says Amnesty, capital punishment was carried out in the following countries: China (1,000s), Iran (252+), North Korea (60+), Yemen (53+), USA, (46), Saudi Arabia (27+), Libya (18+), Syria (17+), Bangladesh (9+), Somalia (8+), Sudan (6+), Palestinian Authority (5), Egypt (4), Equatorial Guinea (4), Taiwan (4), Belarus (2), Iraq (1+), Malaysia (1+), Bahrain [...]
Ardayda Soomaalida Tennessee Oo Sheeko Yaab Leh Noo Soo Gudbiyay
Wax yaabaha miidhiyaha magaalladaan aan uga aasaasnay waxaa ka midda inaan isu sheegno xadgudubyadda aan isku sameyno iyo kuwa nalagu sameeyo, midaas anoo ku raad joogga ayaan rabaa in aan arin markaad maqaasho aad la ciishooneyso, muddana la qarqarinayay idin hordhigo . Aniga ilaahay ayaa igu ogge sheekadaan maaheyn middaan raad raadshay ee dhinacyo badan [...]
Gabadhii Jaceylkeeda Dibad Dhaafsatay, Yarkay Ciishay, & Kii Sandulle Ku Xareystay
Bahalka jaceylka la yiraahdo hal fikir oo go’an kama qabi kartid waligaa oo hadba siduu xaalkaagu yahay ayaad uga warbixisaa, ama ka xog qaadataa, Haduu ku wanaajiyo amaan ayaad ku jiidaa, hadii kale waxaad tiraahdaa wax jira maaha, oo geeraaradda lagu beeniyo ayaad kuwa kale ka dhex xulataa. Sheekadaan bal arka sida ay isku bedbedesho [...]
VIDEO: UNWELCOME: THE MUSLIMS NEXT DOOR part 1-2
http://www.youtube.com/watch?v=FzxOOvvzNXA http://www.youtube.com/watch?v=mEKsqCJk5kA
Maxamed Dheere Oo Xarigiisi Ka Warammaya: “Ilaahay dad la’aan namma dhigo”
Siysaasiga Maxamed Dheere ayaa qudbad xasaasi ah taageerayaashiisa u jeediyay kadib markii maxkamadda gobolka bannaadir ku waysay danbigii loo xirray. Danbigaas oo ahaa inuu gacan ku lahaa shacab mudaaharaad dhigayay oo ciidan dowladda ka mid ah xabbado ooda kaga qaadeen, kadibna dhowr qof ku naf waayeen xabaddaas. Maxamed dheere oo taageero culus gobolka Banaadir ku [...]
Rolling Stone EXCLUSIVE:”The Kill Team” mutilated civilians corpses
By Mark Boal Early last year, after six hard months soldiering in Afghanistan, a group of American infantrymen reached a momentous decision: It was finally time to kill a haji. Among the men of Bravo Company, the notion of killing an Afghan civilian had been the subject of countless conversations, during lunchtime chats and late-night bull sessions. [...]
Shariif Xassan Inuu Madaxweyne Noqdo 2012′ka Loogamma Haboonna
Inkastoo wali waqtigii madaxweyne cusub lagu dooran lahaa lagu wareersan yahay, waa ay uun nagu soo food leedahay oo musharixiin badan ayaa soo galay tartanka, kuwaasise intooda badan aniga fajac ayay igu rideen, markaan arkay halka ay ka diyaargarowayaan, doodaha ku qabsanayaan iyo sida ay uga lunsan yihiin mowjadaha siyaasadeed ee ku aadan wadanka Soomaaliya. [...]
Yaa Na Dabar Jaraya, Oo Gabdhaha Naga Ceebeysta? Daddoow!
Dadka kama yaraateene ways, dabar jaraysaaye Dubba madaxa wayskala dhacdaa, daa’in abidkiise Goortay is wada dooxatay baa, daad u soo geliye Ubadkiinii waad daadiseen, waana dubateene Dubaaxdiisii waad wada cunteen, duhur dharaareede Dariiq toosan Soomaaliyey, waa lagaa dedaye–Suldaan Timaccade Argistow qoraalkaan waxaad u furtay una bilaabayso aqriskiisa waxaa ku soo jiitay ciiwaanka oo ka turjimaya [...]
Libyan rebels advance on Brega
Rebels claim to have reached oil port just hours after taking Ajdabiya, but Misurata is “besieged” by Gaddafi forces. Libyan rebels are advancing westwards after recapturing the strategic eastern town of Ajdabiya from government controls with the help of coalition air strikes. Reports late on Saturday suggested rebels had already pressed onto the [...]
Obama Says He “won’t kill Qadhafi”
By JONATHAN ALLEN & JAKE SHERMAN | 3/25/11 5:03 PM EDT Updated: 3/25/11 5:56 PM EDT President Barack Obama told congressional leaders there are no plans to use the U.S. military to assassinate Libyan strongman Muammar Qadhafi — despite the administration’s policy of seeking regime change in the North African country — according to sources [...]
Anti-vaccine doctor meets with Somalis
Sang Tan, Associated Press – In this 2007 file photo, Andrew Wakefield is shown in London, where he faced a disciplinary panel reviewing his work on a controversial study linking a common children’s MMR vaccine to the severe neurological disorder known as autism. An organizer said Andrew Wakefield is helping build support for a study [...]
Report: Uganda police unit tortures suspects
An international rights group said Wednesday that a secretive Ugandan police unit frequently operates outside the law, carries out torture and in some cases kills suspects. Police denied the report and said its accusations were exaggerated. Human Rights Watch said in a report released Wednesday that Uganda’s Rapid Response Unit has a history of [...]
Somali National TV
Cali Khaliif Galeyr
………………..
Via Bar-Kulan
Via VoaSomali
.




