Archive for February, 2011
Somali ku go’doonsan dagaallada Libya
“Ajnabigga Oo Idil (khaasatan kuwa madmadoow) waa la raadsanayaa, Waxaa u yeertay in niman madmadoow dadka laayeen” DHAGAYSOOO HALKAN RIIX WAYSIGA BBC-SOMALI Iyadoo lagu kala cararayo dalka Libya oo ay ka socdaan dagaallo looga soo horjeedo dowaldda kornayl Qaddaafi, ayaa dowladaha waaweyni ay muwaadiniintoodii ka daadgureynayaan goobihii ay ku noolaayeen iyagoo looga soo gurmanayo dhinacyada [...]
Qaddafi’s Son: Libya Like Somalia, If Protests Don’t End
Saif al-Islam Qaddafi, son of Libyan leader Muammar Qaddafi, said the North African nation “risks becoming like Somalia” if demonstrations against the government by “terrorists” don’t end. The nation can change and have a new constitution if there is a restoration of peace, the younger Qaddafi said in an interview with Al-Arabiya television today. Anti-government [...]
Al-Shabab Threatens Kenya, Accuses it of Aiding The Somali Gov
“We have never openly fought Kenya but now we shall not tolerate any more. Kenya has been training soldiers to attack us. It has also given bases to Somali forces we drove away from Kismayu,” Al-Shabaab threatens the Kenyan government even though Kenya has no troops in Somalia like Uganda and Burundi. Spokesman of the the [...]
Madaxweyne Shariif Oo Jiida Horre ee Dagaalka Sawirro Looga Soo Qaaday
Axad, 27 Feberaayo, 2011 (HOL) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo xubno ka tirsan dowladda ayaa maanta booqasho ku tagay jiida hore ee kaga sugan yihiin Muqdisho ciidamada dowladda Soomaaliya oo dagaal kula jira xoogagga Xarrakatul Shabaab. Madaxweynaha ayaa furimaha uu booqday waxaa halkaas warbixin kaga dhageystay saraakiisha ciidamada ee ku sugan safka [...]
Muslimiinta Gobolka Tennessee Oo Dagaal Siyaasadeed U Diyaargaroobaya, Soomaalidoo Baaq Loo Diray
“Shareecada Islaamku waa mida dagaalka nagula jirta, qofkii ku dhaqma 15′sanno oo xarigga ha isku diyaarsho” Gobolka Tennessee Ee Dalka Mareykanka ayaa muslimiinta Mareykanka ahi ka wadaan diyaargarowgii ugu xoogannaa ee ebid ka dhaca bartan. Diyaargarowgaas oo ay kaga tashanayaan siday ula diriri lahaayeen Senate Bill 1028 / House Bill 1353 . sharcigaas oo ay xisbigga Jamuurigu/Republicans doonayaan [...]
PRESS RELEASE : RE Muslims Go to Jail For 15 Years Bill
the two main sponsors of the Bill…Sen Kentron from Murfresboro where muslims are building thier islamic center…. and the reprsentative of shelbyville where aproximately 1000 somalis lives …. the Bill was writen by a guy from arizona… -facebook comment As the Muslim Community of Tennessee is still in shock from the purposed bill, the [...]
Tennessee lawmakers: Convert from Islam or 15 YEARS IN PRISON!!!
http://www.huffingtonpost.com/sherman-a-jackson/what-is-shariah-and-why-d_b_710976.html http://www.newser.com/story/112713/tennessee-bill-would-outlaw-shariah-law.html NEWSER) – Two Tennessee lawmakers have introduced a bill that would make following the Islamic code of ethics known as Shariah law a felony punishable by 15 years in prison. The bill exempts the peaceful practice of Islam, according to the Tennessean, but it labels following Shariah “treasonous,” claiming that those [...]
‘Who Is Going To Shoot Obama?’ Rep. Paul Broun Asked At Town Hall
The Athens Banner-Herald in Georgia reports that a shocking question was asked at a town hall event held by Rep. Paul Broun (R-Ga.) on Tuesday. According to the article, an audience member asked the congressman, “Who is going to shoot Obama?” Blake Aued reports: Broun’s press secretary, Jessica Morris, confirmed that the question was indeed, [...]
XOG: Dowladda Soomaaliya Dhaqaale Ay Dagaal Ku Wado Ma Hayso
CIIDAN IYAGOON DAGAAL KU JIRIN MUSHAAR LOO WAAYAY, MA WAXAA LOO HELAYAA IYAGOO DHIIG BAXAYA? Dowladda Soomaaliya waxaa laga codsaday in ay joojiso dagaaladan been guurka ah, oo ay dadka ku dhamaynayso waliba iyadoon qarash aasaasiya u haysan. Waxaana codsigaas bixiyay saraakiisha ugu tunka weyn dowladda laftigeeda. Khilaafyada ugu waaweyn ee ka dhexdhaca wasiirada dowlada [...]
CBS: ‘Two And A Half Men’ THE END do to verbal assaults on the show’s creator-executive producer
As Two And A Half Men star Charlie Sheen’s erratic behavior escalated today in a series of verbal assaults on the show’s creator-executive producer Chuck Lorre, the sitcom’s network and studio did the only thing they could in the situation: pull the plug. But they only did it for this season. (Two and a Half Men was scheduled to resume [...]
Al-Shabaab Oo Nolosha Ku Qabtay Askari Burundaysa, Gowracna U Diyaara
Khamiis, 24 Feberaayo, 2011 (HOL) – Xarrakatul Shabaabul Mujaahidiin ayaa soo bandhigay sarkaal ka tirsan ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa Burundi oo shalay ay ku qabteen dagaalladii Muqdisho, iyagoo sidoo kale isla shalay soo bandhigay maydadka shan askari oo ka tirsan ciidamadaas iyo saanado ciidan. Bandhiggan oo ka dhacay xerada Maslax ee duleedka Muqdisho ayaa [...]
Dowladda Soomaaliya Oo Tanyo Muujisay, Goobo Cusub Gaartay
Waxaa Muqdisho laga dareemayaa xaalad deganaansho oo aan sidaas u badneyn oo ka jira xaafadihii Muqdisho ee maanta lagu dagaalamay iyadoo ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ay k hoyanayaan fariisimihii xarakada Al Shabaab. Iyadoo saakay ilaa galabta magaalada Muqdisho ay ka socdeen dagaalo xoogan oo u dhaxeeyay ciidamada dowladda oo garab ka helaya AMISOM iyo [...]
Defiant Gaddafi vows to fight on
Muammar Gaddafi, the Libyan leader, has vowed to fight on and die a “martyr”, calling on his supporters to take back the streets from protesters demanding his ouster, shouting and pounding his fist in a furious speech on state TV.Gaddafi, clad in brown robes and turban, spoke on Tuesday from a podium set up [...]
Were they trying to escape? Killings of four U.S. citizens held captive by Pirates was a suprise
U.S. Navy ‘caught by surprise’ at sudden breakdown in negotiations Navy: The Quest was stormed after pirates fired grenade at U.S. warship But pirates claim they only killed hostages after Navy shot at them first The four Americans killed by Somali pirates may have been trying to escape when they were shot by their [...]
2 Fiidyo Oo Tusaale Kaa Siin Kara Garashada iyo Akhlaaqda Maleeshiyadda Shabaab
Mowqif walba oo uu leeyahay qofku waa inuu tarbiyad guud muujiyaa taas oo uu tusayo bulshada markaas wax kala dhexeeyana, ama damac kaga jiro inuu MAAMULO laakiin sida halkan ka muuqata fiidyaha koowaad cunug yaroo inuu cabsan yahay aad moodo ayaa oday waayeel ah handadaya, Fiidyaha labaadna waxaa nin miskiina waraysanaya nin codkiisa markaad maqasho [...]
Gadaffi on the run: Dictator may already have fled and be on his way to Venezuela after Libyan air force attacks civilians
Libyan leader Muammar Gaddafi has fled Libya and may be heading for Venezuela, William Hague said today. The Foreign Secretary said he had seen ‘information’ that suggests Gaddafi is on his way to the South American country – as Libya was up in flames with reports of around 400 dead. Libyan fighter jets and helicopters [...]
Qeybaha Ugu Mudan Inaad Ka Barato Isticmaalka Facebook (QEYBTA 1′AAD)
Ma ogtahay hadii aad ilaalin wayso ama jari wayso darbigaaga facebook inuu sumcad xumo, danbi iyo dagaal kuu horseedi karo? hadaadan ogeyn waa muqadas inaad dhamaysato aqriska qoraalkan hoos yaala. Saaxibadeena ku xiran boggeenan intarneetka ee muujis.com sidaad ogtihiin waxaan idiin soo gudbinaa qoraallo, iyo fiidiyayaal anfac u yeelan kara bulshada aan ugu talo galnay. Marka sida filashadiinu tahay qoraalkanna waa mid [...]
Somali Islamists car bomb kills 17 in Mogadishu
MOGADISHU (Reuters) – A suicide car bomb by rebels who profess loyalty to al Qaeda killed at least 17 people near a police training camp in Somalia’s capital Mogadishu on Monday, and police forecast the death toll would rise. Al Shabaab, which claimed responsibility for the attack, has waged a three-year insurgency to topple the [...]
Angry Mourners Attack News Crew Reporting On The Killing of a Loved One
SACRAMENTO, Calif. (AP); A group of about two dozen angry mourners attacked a news crew reporting on the killing of a 27-year-old man in California. The Sacramento Bee reports that the two-person crew from KTXL-TV was attacked in a parking lot Sunday afternoon. The station’s news director, Brandon Mercer, says multimedia journalist Rebecca Little [...]
Somali National TV
Cali Khaliif Galeyr
………………..
Via Bar-Kulan
Via VoaSomali
.




