Archive for December, 2010

    Baby Dies After Being Thrown Out of Window

    Baby Dies After Being Thrown Out of Window

    | December 31, 2010 | 0 Comments

    KINGSTON, Jamaica — Police in Jamaica say a woman killed a newborn baby girl by throwing her out a second-story window at the island’s largest maternity hospital. Constable Yanique Matthews says the infant was found dead Thursday morning outside Victoria Jubilee Hospital in the capital of Kingston. The woman is still at large. Matthews said [...]

    Continue Reading

    Gobolka Banadir Oo Koobkii Goboladda Qaaday, Waxay Ku Dhamaatay  1-0

    Gobolka Banadir Oo Koobkii Goboladda Qaaday, Waxay Ku Dhamaatay 1-0

    | December 31, 2010 | 0 Comments

    Xulka gobolka Banaadir ayaa galabta ku guulaystay tartanka koobka gobollada Soomaaliya ee ka soconayay magaalada Garowe, kadib ciyaar aad u adag oo ay wada qaateen xulka gobolka Bari oo ay final wada yimaadeen.

    Continue Reading

    Finding Somalia: Our Search for Understanding, Their Search for Home (News)

    Finding Somalia: Our Search for Understanding, Their Search for Home (News)

    | December 31, 2010 | 0 Comments

    Xidig ka mid ah xidigii waayaha cusub oo ka dhex waramaya Jamestown daawo, kana warbixinaya noloshada dalkan cusub.

    Continue Reading

    Rajo Soo Celin

    Rajo Soo Celin

    | December 31, 2010 | 0 Comments

    Waa fiidiyo aad u qiira badan oo calooshaada isciilid ku beeraya. Bal fiiri silaca dadka walaalahaa ah ee tabarta daran haysta iyo damaca kuwa waxgaradka loogu yeero ka dhexguuxaya iyo kuwa sheeganaya wadaninimo. Dadkii markaad layso ma caro ayaad difaacaysaa? waxay ka mid tahay caqli xumo 101′ka ka socda dalka hooyo.

    Continue Reading

    Keith Ellison Vs Peter King, Dhicida Dream Act, Hanjabaadyo musqullo lagu qoray, iyo dheeraad

    Keith Ellison Vs Peter King, Dhicida Dream Act, Hanjabaadyo musqullo lagu qoray, iyo dheeraad

    | December 25, 2010 | 0 Comments

    Wararka maanta wuxuu ka koobanyaay qodobadaan: Keith Ellison Vs Peter King, Dhicida Dream Act, Hanjabaadyo musqullo lagu qoray, iyo dheeraad

    Continue Reading

    Hadii Sodoh lala heshiinkaro, Qodobadaan ayaa kaa caawin-kara: Ladaneey.com

    Hadii Sodoh lala heshiinkaro, Qodobadaan ayaa kaa caawin-kara: Ladaneey.com

    | December 24, 2010 | 0 Comments

        Xidhiidhka dhex mara lamaane ee ku dambeeya guur ayaa had iyo jeer waxa ay ku jiraan dadaal sida qoysku horumar u samayn lahaa. Laba meel kuwada noolina mar ay ahaataba waxa soo kala dhex gali kara isfan la’aan iyo isku dhac. Laakiin inta badan ku dhamaada wada hadal, wax isu sheegid, isu tanaasulid [...]

    Continue Reading

    Daawo nin baarlamaanka Romania inuu isku dhexdilo damcay-

    Daawo nin baarlamaanka Romania inuu isku dhexdilo damcay-

    | December 24, 2010 | 0 Comments

    Sida ka muuqata fiidiyaha wuxuu ninkaan iska soo tuuray dabaqa baarlamaanka romania isagoo ku andacoonaya daryeelxumo maamulku kula kacayo shacabka. Ma dhiman dhaawac halis ahna ma gaarin laakiin waa uu nasiib badnaa, daawo fiidiyaha.

    Continue Reading

    Harun Maruf iyo Farageliyayaasha Somalia Maxaa kala Haysta?

    Harun Maruf iyo Farageliyayaasha Somalia Maxaa kala Haysta?

    | December 23, 2010 | 0 Comments

    Wariye Harun Maruf ayaa waayahan danbe haya dhabbe loo baahnaa inay marhore qaadaan wariyayaasha Soomaaliyeed, kaas oo ah inay warar sugan oo loo kuurgalay ka baxshaan arimaha xasaasiga ah ee ka socda dalkeena, warkuna dhaafo “wuxuu yiri, iyo wuxuu ku baaqay hebel, ama waxaa taageeray, kala tagay iwm”  Soomaalida waxay dhibaatooyinkooda inta badan ku eedeyaan faragelin dibadaha kaga [...]

    Continue Reading

    OGAYSIIS: 5:30 pm oo Sabti ah waa saacadaha cusub ee Tv’ga, fadlan Isgaarsiiya

    OGAYSIIS: 5:30 pm oo Sabti ah waa saacadaha cusub ee Tv’ga, fadlan Isgaarsiiya

    | December 22, 2010 | 0 Comments

    Waxaa wax lagu farxo ah in ugu danbeyntii ilaahay nagu guuleeyay helitaanka waqti ku haboon sii deynta barnaamijyadeena,  noona suurta gelinaaya inaan barnaamijyo live ah sii deyno ama dad kuwii hore ka badan ay daawadaan maadaama ay sabtidu tahay xiliga fasaxa lawada leeyahay.

    Continue Reading

    AP oo daabacday wararkii ugu weynaa 2010

    AP oo daabacday wararkii ugu weynaa 2010

    | December 22, 2010 | 0 Comments

    1. Qaraxii 20′ka Abriil ka dhexdhacay Ceelashii Gaaska BP, kaas oo ay ku dhinteen 11 shaqaale xeebaha badana ku daadshay basiin qiyaastii ah 170 milyan gaalan . 2. Ka Shaqeynti ama meel marintii Sharciga daryeelka caafimaad ee uu madaxweyne Obama sharciyeeyay, kaas oo doodo culus iyo khilaafyo miisaaniyad weyn leh keenay 3. Dooraashooyinkii aqalada sanate’ka iyo congress, [...]

    Continue Reading

    Abdikariim Jama on Somalia

    Abdikariim Jama on Somalia

    | December 19, 2010 | 0 Comments

    Continue Reading

    Shir ku saabsan nafaqada carruurta Soomaaliyeed-Jabuuti

    Shir ku saabsan nafaqada carruurta Soomaaliyeed-Jabuuti

    | December 17, 2010 | 0 Comments

    Shir looga hadlaayay xaaladda nafaqada carruurta Soomaaliya oo ay soo qaban qaabiyeen WHO iyo IGAD ayaa lagu soo gebababeeyay magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti. Wasiirka caafimaadka  dowlada KMG ee Soomaaliya Dr. Aadan Xaaji Ibraahim oo shirkaasi ka qeyb galay ayaa sheegay in ay ka soo baxeen waxyaabo wanaagsan oo haddii la hirgeliyo dan u ah ummadda Soomaaliyeed. [...]

    Continue Reading

    Erik Holder: “Xiritaanka Maxamed Raaligelin Ka Bixinmayno, Laakiin Waan Baaraynaa”

    Erik Holder: “Xiritaanka Maxamed Raaligelin Ka Bixinmayno, Laakiin Waan Baaraynaa”

    | December 16, 2010 | 0 Comments

    Erik Holder ayaa sheegay inuu Muslimiinta ka ilaalindoono xadgudubyo ku saleysan isirnaceynimo iyo bartilmaamis kaga timaada hay’adaha amaanka ee ku howlan la dagaalanka argagixisada waxa loo yaqaan. Wuxuu hadalkaas u jeedinay ururo Muslimiin ah oo ka jira dalka Mareykanka kuna soo qaaday walaac  ay kaqabaan in bulshadooda si gooni ah loo bartilmaamsado dalka Mareyknaka iyagoo [...]

    Continue Reading

    Hay’adaha Samafalka Dhaliishooda iyo Shaqo Ka Joojintooda Waxaan Loogu Degdegin…

    Hay’adaha Samafalka Dhaliishooda iyo Shaqo Ka Joojintooda Waxaan Loogu Degdegin…

    | December 14, 2010 | 0 Comments

    “Dowladda oo howshii ka joojisay hay’ado samafal” ayaa ku qoran bogga hore ee Bar-kulan. Waligaa howl aadan fahan kugu filan ka haysan waa xaaraan inaad go’aamo adag ka qaadato, khaasatan markay umad shacab ah oo dhibaataysan saamaynayso sida eedeynta ama shaqo ka joojinta hay’adaha gargaarka. Soomaaliya mudo ka dib waxaa soo baxa in ururo ay [...]

    Continue Reading

    Baraf Nashville ka Da’ay Iyo Warbixin Qaboobaha ku Saabsan Part 2

    Baraf Nashville ka Da’ay Iyo Warbixin Qaboobaha ku Saabsan Part 2

    | December 13, 2010 | 0 Comments

    Continue Reading

    Gabar La Gubay, Xasuus Qaraxii Shamow, russia 2018, & Wikileaks

    Gabar La Gubay, Xasuus Qaraxii Shamow, russia 2018, & Wikileaks

    | December 4, 2010 | 0 Comments

    Continue Reading

    Sean Heavy Oo Qaaday Sawirro Mucjiso Ah, Alla Awwoodii Weynaa!

    Sean Heavy Oo Qaaday Sawirro Mucjiso Ah, Alla Awwoodii Weynaa!

    | December 2, 2010 | 0 Comments

    Montana U.S.A Weeye Meeshu.

    Continue Reading

       Beat diabetes   Diabetes diet