Dowladda Ingiriiska ayaa ugu baaqday beesha Caalamka in dowladda federaalka Soomaaliya in sida ugu dhaqsiyaha badan loogaga difaaco wax ay ugu yeertay kooxaha kacdoonka kula jira ee Al-Shabaab iyo Xisbul Islaam. Warsaxaafadeed laga soo saaray Xafiiska wakiilka Xukuumadda Ingiriiska ugu qaabilsan arrimaha dalka Soomaaliya Mr Matt Baug ayaa lagu sheegay in looga baahan yahay beesha [...]
Read More
Harun Macruuf Ayaa toosh ku iftiinshay Haweenay si toos ah iyo si dadbanba ugu lug leh arrimaha Somalia, xiriiro kala duwan la leedahay madaxda Somalia. Halkaan riix si aad Barnaamijka Ugu Dhagaysato
Read More
Madaxa ururka Daryeelka Caafimaadka ee Soomaalida Maraykanka C/casiis Muuse Maaxaay ayaa sheegay in qalab caafimaad oo Isbitaalka Mayo ee magaalada Rochester uu ugu deeqay dadka Soomaaliyeed uu gaadhsiiyay magaalada Muqdisho. Qalabkan daawooyinka ah ayaa isugu jira daawooyinka la siiyo haweenka ay dhibaatadu ka haysato dhinaca kaadida, daawooyinka dhiig joojinta, qalabka caruurtu ku neefsadaan, baabuurta dadka curyaamiinta loogu talagalay [...]
Read More
Madaxweynaha Marekanka, Barack Obama, ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu dhamaaday hawlgalkii dagaalka ee ciidamada Mareykanku ay ka wadeen Ciraaq. Khudbad telefishinka laga sii daayay, isagoo markaasi ka soo dhex hadlayay aqalka Cad ayaa Mr Obama waxa uu sheegay in Mareykanku uu gutay masuuliyadii ka saarneyd Ciraaq, kadib markii ay uga baxday lacag ka [...]
Read More
Afar askari oo ka tirsan ciidamada midowga africa ee AMISOM, ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen magaalada Muqdisho. 8 kale ooka tirsan ciidamada AMISOM ayaa iyaguna dhaawacmay. Afhayeenka ciidamada midowga Africa ee AMISOM, Barighye Behuko, ayaa BBC u sheegay in askartan ay dhibaatadu soo gaartay iyagoo ku sugan xarunta madaxtooyada ee magaalada Muqdisho. Wuxuu [...]
Read More
Ilo xog ogaal oo la helay ayaa tilmaamay in gudaha Tv-ga Universal uu ka taagan yahay gadood xooggan kaasi oo saameyn ku yeelanaya shaqadi tv-ga. Warku waxa uu sheegaya in shaqaalo muhiim ah oo ku sugan gudaha xarunta tv-gaasi ay shaqadii joojiyeen kuwaasi oo la safan agaasimihii tv-ga u qaabilsana Africa iyo Asia iyo waliba [...]
Read More
Siyaasiga weyn ee C/llaahi Axmed Caddow oo ka mid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed ee ku nool dalka Mareykanka ayaa soo jeediyay in xalka Soomaaliya lagu raadiyo qaab aan dagaal ahayn. Waraysigii uu siiyay BBC’da hoos ka dhagayso isagoo qaraxyadda lala beegsanayo dadka ku tilmaamay mid anjani ah, kuna cusub bulshada Soomaalida. Waraysi – Abdullahi Ahmed Addow
Read More
Waxaad hoos ka daawan kartaan waraysi aan la yeeshay madaxa hay’adda HPC oo aan la falanqeeyay arimmo ku saabsan hay’adiisa iyo waliba dhibaatooyinka saboolnimo ee ka taaqan dhulalka baadiye, iyo waliba caafimaad daradda. Nala daawo.
Read More
Dagaalka Xamar ayaa maalintii 6′xaad galay ayaa wxaa lagu kala sheeganayaa guulo muuqda iyo kuwaan muuqan. Ururka Shabaab ayaa maanta u soo bandhigay saxaafadda Muqdisho, saldhig ay ka qabsadeen Ahlusunna Waljamaaca, iyagoo sheegay in dagaalladii dhacay ay guulo ka gaareen. Guulaha ay dowladu sheegatayse lama hayo. “Maalmahaan waxaa socday dagaalkii aan ku baaqnay, waxaana ka gaarnay [...]
Read More
New Zealand ayaa sagaal sano oo xarig ah ku xukuntay Eedo Casho Cabdulle oo ah hooyadii Soomaaliyeed ee rabtay inay afduubto diyaarad dhan. Waxayna ku hubeysneyd mindiyo markay afduubaysay diyaarada, iyadoo sida ay maxkamada u sheegtay ujeedkeedu ahaa in ay ka badxo dalka oo ay aado dalka Australia. Waxay dhaawac fudud u geysatay wadayaashii diyaarada, kadib markii ay ka [...]
Read More
Qaxa Muqdisho Magaalada Muqdisho, ayaa maalintii shanaad waxaa ka socda dagaal la isku adeegsanayo noocyada kala duwan ee hubka. Dagaalka oo ka qaboobaa sidii uu ahaa afartii maalmood ee hore maanta galinkii dambe, ayaa galinkii hore degmooyinka Hodan iyo Hawlwadaag. Rasaas goos goos ayaa laga maqlayaa goobaha dagaalka ee dhinaca Boondheere iyo sidoo kale degmooyinka [...]
Read More
Fanaanka heesaha rapka ah qaada ee AKON ayaa waxaa lasoo warinayaa inuu guursaday xaaskii 4′raad. Ninkaan oo awal sadex naag horre u qabay ayaa markaan wuxuu guursaday mid ka dheesha kalaabyadda si lacag ay uga hesho jirkeeda oo nimanka lacagta sida ee baararka fariista ugu luxda, nasiib darro. Dadka noloshaan xun ku jira dadka badankii [...]
Read More
Allaha u naxariistee Agaasimihii Idaacadda Xurmo ee magaalada Muqdisho Barkhad Cawaale Aadan waxa uu shalay ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Marxuumka ayaa u geeriyooday xabbad kaga dhacday caloosha, xilli uu ku gudo jiray sameynta anteenada Idaacadda. Waxaa uu saxaafadda ku soo biiray dabayaaqadii 70meeyadii, isagoo markii ugu horreysay wax ku qoray wargeysa afka dowladda ku hadli [...]
Read More
Nin 21 jir ah ayaa caawa xabsiga New York City lagu hayaa kadib markii uu darawal taxiile ah oo maslina margiga toorey ka gelshay kadib markuu waydiiyay inuu muslim yahay in in kale. NInka wax tooreyay ayaa wuxuu ku yiri tagsiilaha markuu ku dhufanayay tooreyda “Consider this a checkpoint,” oo macnaheedu yahay “u qaado halkan [...]
Read More
Gaandi oo ahaa wasiirkii hore ee difaaca dalka, haatana ka tirsan baarlamaanka ayaa si weyn u dhaliilay sheikh shariif, una soo jeediyay dhamaan eedihii mucaaradka markii laga reebo “murtadnimo” waxay Shabaabku u yaqaanaan. Wuxuu taabtay, hagar, safaro badan, wax qabad la’aan iyo arimo kale oo dhowr ah. Prof’ka oo u waramayay BBC’da ayaa sheegay in [...]
Read More
Wasiirka dowladda Soomaaliya Injineer C/raxmaan Cumar yariisoow ayaa sheegay in dowladda KMG aaney awood u laheyn in ay kahor tagto qaraxyada is miidaminta ah oo ay fuliyaan xoogagga ka soo hor jeeda dowladda KMG Soomaaliya. Wasiirka ayaa dhinaca kale ku tilmaamay weerarkii ka dhacay hotel Muna mid la doonayo in lagu xasuuqo shacabka Soomaaliyeed waa [...]
Read More
Berkeley, California Zaytuna College waa jaamacad islaami ah oo laga furay Gobolka Califnornai ee dalka mareykanka ah, iyadoo noqonaysa middii ugu horeysay ee nooceeda ah lagana furro cariga Mareykanka. Waa mid la ictiraafsanyahay darajoodinkeeda iyo sidoo kale shahaadooyinkeeda kala duwan, loona aqoonsanyahay si caalami ah. Haddii aad doonayso inaad ka qeyb geliso ardaygaaga ama adigu isu [...]
Read More
Waxaa ugu yaraan ku dhimatay dagaalka maalintii sadexaad galay 70 qof, in ka badan boqol qofna waa ay ku dhaawacmeen sida wararku sheegayaan. Dagaalka ayaa waxa uu u dhexeeyaa xoogagga xarakada Shabaaab iyo ciidamada dowladda KMG ah ee Soomaaliya oo gacan ka helaya ciidamada Shisheeye Inta badan magaalada Muqdisho goobaha ganacsiga, iyo iskuulada waa xiran [...]
Read More
Madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlay qaraxii Hotel Muna iyo Guud Ahaan Xaaladda Soomaaliya (Ka dhageyso ) Waxaa xusid mudan aanan dooneyn inaan Madaxweynaha ku xumeeyno, Kama Hadal dagaalkii shalay labaataneeyo laayay, todobaatameeyana dhaawacay.
Read More
Qof ayaa isku qarxiyay, mid kalena rasaas ayuu ku furay hotel Muna oo ku yaalla Muqdisho oo ay degannaayeen xubno ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya. Ugu yaraan 33 qof ayaa ku dhintay. Hotelka oo ku yaalla degmada Xamar Weyne ee magaalada Muqdisho ayaa waxa degan mudanayaal ka tirsan baarlamaanka KMG ah ee Soomaaliya. Dadka ku dhintay [...]
Read More
Kooxo hubaysan oo la sheegay inay ku labisnaayeen Dareeska Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya ayaa hotel kuyaala degmada X/weyne ee Magaalada Muqdisho waxa ay ku laayeen Xildhibaano ka tirsan dowladda KMG iyo dad kale oo rayid ah.
Read More
Maamulka Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca ee degmada Caabudwaaq ayaa maanta Jirdil u geystay Wariyaha Shabelle ee gobolka Galgaduud, xili uu warbixino ka tabinayay Banaanbax ka dhacay Caabudwaaq. Maanta duhuradii ayaa banaanbax ay dhigayeen dad barakacayaal ah waxaa uu ka dhacay degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud kuwaasi oo ka cabanayay NGO-da ka howlgala degmadaasi ee raashinka [...]
Read More
Ugu yaraan labaatan qof ayaa ku dhintay toddobaatan iyo shan qofna waa dhaawac, dagaal culus oo ka dhacaya magaalada Muqdisho. Dagaalka ayaa waxa uu u dhexeeyaa ciidamada dowladda KMG ah ee Soomaaliya iyo kooxaha mucaaradka ee ka soo horjeeda. Labada dhinac ayaa ku dagaallamaya xaafadaha ay ka mid yihiin Wardhiigley iyo Hawl wadaag. Kooxaha Islaamiyiinta [...]
Read More
Xildhibaanno uu hor boodayo Cali Maxamed Geeddi oo mar noqday Ra’isal wasaaraha Soomaaliya xilligii xukuumaddii C/llaahi Yuusuf ayaa magaalada Nayroobi ee dalka Kenya ka wada kulamo uu la yeelanayo xildhibaannada Baarlamaanka soomaaliya. Wararku waxa ay sheegayaan in xildhibaan Cali Maxamed Geeddi uu olole ugu jiro in xil ka qaadis lagu sameeyo madaxweyne Sheekh Shariif oo [...]
Read More
Khilaaf siyaasaded oo hor leh ayaa u muuqda inuu ka abuurmay gobolka Hiiraan, ka dib markii meelo kala geddisan oo debadda ah lagaga kala dhawaaqay maamul-goboleed iyo madaxweynayaal Toddobaadkani gudihiisii, shir lagu qabtay magaalada Nairobi, waxaa la soo sheegay in nin lagu magacaabo Mahamoud Abdi Gaab loo doortay madaxwaynaha maamul goboleedka Hiraan. Markaas ka bacdi [...]
Read More
Afhayeenka Golaha Islaamiga ee B/Hawiye Maxamed Axmed Guuleed oo la hadlayay saxaafada ayaa shaaca ka qaaday in nasiib daro ay tahay dastuurka cusub ee DKMG Somalia isagoona sidoo kale ku tilmaayay in ay tahay qiyaano dowladda KMG ay ku sameyneyso shacabka Soomaaliyeed. “Waxaan u aragnaa inuu qatar ku yahay Diinta iyo dhaqanka, si kulul ayaana [...]
Read More
Saado Cali Warsame oo kamid aheyd Fanaaniintii Qaranka ee waaberi ayaa maanta kasoo degtay Magaalada Kampala ee xarunta Dalka Uganda. Boqolaal Qof oo ka tirsan soomaalida ku nool dalka Uganda ayaa kaga hortagay Fanaanada Garoonka diyaaradaha ee Entebbe oo ku yaal duleedka magaalada kampala si ay usoo dhaweeyaan Saado Cali oo mudooyinkan danbe ku nooleed [...]
Read More
Bogga “ArmyTimes” la yiraahdo ee arimaha ciidamaa ka warama ayaa sheegay in guulaha Obama sheeganayo ee ah inuu dalka Ciraaq ciidamadiisii dagaalka ka saartay ee ay ku hareen kaliya 50 + kun oo ciidmado aan dagaal u joogin ahi beenoobay. Waxaa dadku awal ka waswaasanaa in 50 oo ciidamo ah meel ay ku hartay aan [...]
Read More
Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa dhawaan soo saaray waraaq uu ku dafirayo warbixin ay soo saartay Al-jazeera.net oo uu la yeeshay wariye soomaali ah oo ka shaqeeya Shabakada Al-jazeera. Anigoo ah wariye Cabdiraxman Sahal waxaan ka qaaday waraysi kooban Sheekh Maxamed Cabdi Umal kaas oo la xiriira Heshiiskii dhaxmaray Jabhada UWSLF iyo Itoobiya T: 29-7-2010, [...]
Read More
Faahfaahin dheeri ah ayaa ka soo baxaysa qaraxii shalay ka dhacay magaaladda Muqdisho oo ay ku geeriyoodeen maleeshiyooyin ka tirsan Al-Shabaab iyo dagaalyahanno Ajnabi ah. Qaraxaasi oo habeen hore ka dhacay guri ay ururka Al Shabaab u isticmaalaan waxyaabaha qarxa oo ku yaala magaalada Muqdisho, iyadoo wararkii ugu danbeeyay oo laga helay ilo xog-ogaal ah ay [...]
Read More
Wasiirka Arimaha Gudaha ee Dawlada PL C/laahi Axmed Jaamac Ilka Jiir ayaa Isaga oo Garoowe ku Sugan ayuu sheegay in Dagaalkii dhawaan ka dhacay GalGala ee ay Dawladu la Gashay Kooxo Halkaasi Joogay ay ahaayeen Kuwa Nabad diidayaal ah oo Doonaya inay Puntland Qasaan Ilka Jiir ayaa Tibaaxay in GalGala ay ku Sugan Yihiin kooxo [...]
Read More
Sida Laba walaala ah Cabdulqaadir Xassan Nageeye (AUN):: Layal iyo Qays, waa sheeko jaceel ah oo ka mida sheekooyinka ugu caansan bariga dhexe. Sheekadan waxay taariikhdeedu u noqneysaa illaa qarnigii 7aad. Layla iyo Qeys waa sheeko sida oo kale ku faaftay waqooyiga Afrika iyo India. Hadaba Layla iyo Qeys maxay ahaayeen? Sheekadoodu siday se u [...]
Read More
Gabadh soomaaliyeed oo ku nool wadanka Sweden, lana yiraahdo Barni Mohamed Noor, diyaarinaysa shahaadada shahaadda PHD-da aqoonta caafimaadka haweenka iyo caruurta ayaa waxa loo doortay in ay ka qayb gasho tartan lagu dooranayo haweenayda haweenka muslimiinta yurub. Tartankaas oo uu soo abaabulay ururka The Institute for Strategic Dialogue (ISD) oo ka dhisan England magaalda Medird [...]
Read More
Sida ay sheegtay dowladda ku meelgaarka ah ee Soomaaliya, ugu yaraan 11 Shabaab ah ayaa ku dhintay laba qarax oo ka dhacay magaalada Muqdisho. Qoraal ay soo saartay dowladda Soomaaliya ayaa waxa lagu sheegay in qaraxyada oo dhacay 24 saac ee la soo dhaafay ay dheceen markii ay qarxeen baabuur lagu diyaarinayay waxyaabaha qarxa iyo [...]
Read More
Faaduma Ciise Hiiraan Online Sabti, Agoosto 21 (HOL) – Xaflad aad u balaaran oo si wanaagsan loo soo abaabulay oo lagu caleemasaarayey madaxweynaha dowlad goboleedka Hiiraan State ayaa xalay lagu qabtay hotelka Intercontinental ee magaalada Nairobi. Xafladan caleema saarka madaxwaynaha Hiiraan state Maxamuud Cabdi Gaab iyo madaxweyne ku-xigeenkiisa Isaaq Cali Cabdulle, ayaa waxaa ka soo [...]
Read More
Madaxweynihii horre ee Somaliland Daahir Riyaale iyo Ahmed Yusuf Yassin ayaa waxay hadiyad EU’da ama MIdowga Yurup uga heleen $3 Milyan oo doolarka Mareykanka ah. Lama ogga goorta ay heleen iyo marka loo balanqaadayba, laakiin warkaas markuu soo baxay wuxuu abuuray hadalheyn lagu tuhmayo in Daahir Riyaale xilka uga dagay lacagaas. Sida wararku sheegayana sababta loo [...]
Read More
C/laahi Xasan Bariise ayaa maanta u soo baandhigay saxaafadda Maydka wiil dhalinyaro ah oo doonaayay xalay inuu Miino ku aaso qeybta sare ee Buundada Ansalooti ee Degmada Waaberi. Maydka wiilkaan oo ay ka muuqatay in qaar ka tirsan jirkiisa ay goygoysay Miinada, iyadoo qaraxaasina uu sababay in Maydkiisa uu ku soo dhaco qeybta hoose ee [...]
Read More
Dowladda iyo Ahlu-Sunna Oo Addis Ababa, Ethiopia ugu noqday si lookala dhexgalo kadib khilaaf ka kala dhexgalay heshiiskii Maamulka Meliz u dhigay. Shirkan oo aan la sheegin cidda soo qabanqaabisay ayaa waxaa dhanka DKMG ah uga qaybgalaya shan wasiir oo ay ka mid yihiin: Wasiirka Ammaanka, wasiirka Gaashaandhigga, wasiirka Lacgta iyo kuwo kale, halka [...]
Read More
Wasiirka Arimaha Dibadda ee Mareykanka Hillary Clinton ayaa ugu baaqday shacabkeeda inay maalkooda ugu gargaaraan dadka daadadku qaadeen ee wadanka Pakistan. Wadanka Mareykanka waxaa Pakistan lagafahansanyahay inay yihiin dad cadow ku ah danaha Mareykanka isla markaasna ay ka soo askummaan ninamka ugu caansan kuwa la dirira ciidamada jooga Afghanistan. Dowlada Mareykanka waxay [...]
Read More
Waa la ogaa in sixirkU siyaabo badan dadka ku marro, oo uunan ku eekeyn kuwa kooban, laakiin midan waa mid dadka aan horre u maqal ka roorinaysa, WALWAL’na gelinkarta. Qisadaan oo ka dhacday Toranto Canada ayaa sidan u dhacday: Gabar magaceeda la yiraahdo Huddo Salaad Maxamuud oo aan qadka telefoonka kula xariirnay ayaa noo [...]
Read More
Qoys dalxiis ku jiray oo ahaa 5 ruux ayaa waxay ka warheleen ilaa lix gaari oo askara ah, qori ku haya, kadibna xabadka dhulka u dhigay sidaad fiidyowgan ka arkikarto. Waxay ka dhacday California oo askarta qabatay moodayeen gaarigaan gaari lasoo xaday.
Read More
Xaley waxaa dalka KoofurAfrika lagu diley ganacsade Soomaaliyeed. Dilkan ayaa ah kii toddobaad ee bil gudaheed loo geysto Soomaalida ku dhaqan dalka Koonfur Africa. Axmed Maxamed Cabdi oo ka mida ganacsatada Somalida ee dalka Koofur-Afrika ayaa uga waramay idaacadda weyn ee Voa-Somali, isagoo sheegay in wiilka la dilay uu ahaa nin todobo ilmood lahaa [...]
Read More